Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Halkaan Hambalyo Iyo Salaan Uga Direynaa .. Axmed Xuseen Oo Loo Mqagacaabay Wasiirka Qoyska Iyo Adeega Bulshada Ee Dalka Kanada

Thursday - November 21, 2019

Wasiirki hore ee socdaalka, soo-galootiga iyo dhalashada Kanada Axmed Xuseen ayaa laga badalay Wasaaradiisi hore, waxaana hadda loo magacaabay wasaarada Qoyska iyo horumarinta bilshada.

Marco E. L. Mendicino oo golaha Wasiirada ku cusub ayaa loo magacaabay Wasaaradi hore Ee Axmed Xuseen wasiirka ka ahaa .. Axmed wuxuu kalo soo galay baarlamaanka oo hadda xubin ka yahay, wuxuuna noqday qofki Somali ah oo ugu horeeyey oo heerkaas ka gaara wadanka Kanada.

Bulshada Somali ee dunida meelkasta ka joogta gaar ahaan bulshada Somali ee reer Kanada waxay Wasiir Axmed Xuseen u dirayaan hambalyo iyo bogaadin .. Alle ha u fududeeyo masuulliyada cusub ee loo magacaabay aamiin