Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

Waa War Argagax Dhabana-hays Ku Reebtay Dadka Jarmalka ..Trump Oo Meel Isla Soo Taagay Sidu Gacanta Ugu Dhigi-lahaa Shay-baar Laga Leeyahay Jarmalka Oo Soo Saaraya Talaalka Coronavirus-ka

Monday - March 16, 2020



BERLIN - Dawlada Iyo Shacabka Jarmalka waxay Madaweynaha Mareykanka ku tilmaameen shakhsi Waalan aan hadda daawo lahayen, oo wqtigi wax laga qaban-laaha dhaafay, warkaasoo ka dhashay kadib marki Donald Trump u sameeyey daba-wareeg iyo isku dayey inu afduubto Rugta shey-baarka shirkad Jarmal ah oo dhawaanta soo saareysa Talaalka Coronavirus-ka .. Donalad Trump ayaa ku khafiifay in shirkadaas loo raro dalka Mareykanka isagoo ujeedadiisu tahay inu daawadaas Talaalka ku haysto Monopoly isla markaana ku ceejiyo dunida inteeda kale amase geeridu ku badato inta aan ka ahayen Mareykanka .. Sido kale waxaa halkaa la martay magac ku doon iyo daacad iska dhig oo wuxuu raba inu Shey-baarkaas ku goojiyo si loogu tiriyo ololihiisa doorashada soo socota

Wakaalada wararka ee Reuters oo xogtaas soo warineysa ayaa sheegtay in Madaxweyne Trump u ku hawlan-yahay sidi xitaa takhaatirtaas-Scientists-ka ee ku hawlan daaawadaas u ula wareegi-lahaa, sido kale wuxuu shirkada la yiraah" CureVac" u bandhigay inu siinaayo hal Milyaar oo doolar waa hadey u soo wareegaan dhinaca Mareykanka .. laakiin dawlada Jarmalka ayaa tiri" Capitalism Has Limits" balse sido kale Tiri: "Jarmal is not for Sale" .. dhinaca kale shirkada CureVac ayaa lafa-haanteeda albaabka ka soo oodatay soo jeedinta Trump oo Tiri: Waxari Qoor-qabasho biyo kuma qur-quriyaan oo Trump Gud-cur buu gudaya, waxay tiri Waa hadal afka laga yiri ee Mareykanow wixii aad horay u cunteen ha idin ku filaadeen