Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Akhbaar La Yaab Leh .. Biil Getes Oo Sadaal Shan Sano Ka Hore Ku Sheegay In Coronavirus Jahanamo Ah Jala-buteynaya U Imaan-doono Hadana Sheegay Inu Hayo Micro-Chips Talaal Ah

Sunday - April 19, 2020



Dad badan ayaa hada la yaaban fariin horay looga guray ila inta la xasuusan-yahay Shan sano ka hor Maal-qabeenka Dunida Ninka labaad ah oo sheegay in dunida ay ku soo fool leedahay masiibo duufaan Cudur Faafa oo dunida guud ahaan Shuf ka dhigi-doona .. Pillionaire-kaa oo leh shirkada Microsoft ayaa saadaashaas ku yiri: Cudurkaas Viruska dunida ku faafaya wuxuu dili-doona illa 25 Milyan qof iyo malaayiin cudurkaas geeridiisa la jiifeysa, isagoo isla markaa tilmaamay in Dawladaha caalamka ficilkooda u ka maranyahay awood diyaar-garow iyo Daawo lay isku difaaco ee ay kaga hortagaan, oo halkaas goor ay noqotaba wey qarxi-doonta oo talo faro ka haadi-doonto, laakiin waqtiga u hadalkaas yiri waa la yareystay oo ninba dhan u rogay.

Dabadeed si kadis ayaa saadaashi Bill Gates u soo if baxday, taaso shaki badan dhalaisay sida u waxaas ku ogaaday illa dadka qaarkiis tuhun ka galay in isagu cudurkaan sameyntiisa wax ka ogaa .. Dabadeed Waxaa caalamki hal mar wareeriyey Cudurka Coronaviruska horay loo sheegay oo meelkasta Tarab-tarab loo dhimanaayo .. waa la wareeray oo Dunidi hal mar wax kasta is badaleen haddey tahay dhaqaale, Nolol iyo Siyaasad.

War Waa Kan Dambeye .. Maal-qabeen Bill Gares oo dhawaanta laga wareystay Cudurkaan khatarta ee sii faafaya, ayaa mar kale dadki dhageystay hadalkiisa dhagafaar ku riday, kadib marku yiri: Maanta waxaan dul joogna wixii aan horay u sheegaayey, sidaa daraadeed aniga iyo xaaskeyga Milinda-Dahabo Cadar, waxaan isku bahaysanay inaan xoojino fikirka Mashruuc loogu magac daray ID- 2020, oo Balaayiin Lacaga ku baxeysa, oo ujeedku yahay inaan soo saarno Talaal Micro-Chips ah oo qofka korkiisa lagu talaalaayo, kaaso u shaqeynaya sidi Electronic Waves oo marku cudurka dareemo isagu is daaraya isla markaana ka hortagaya 

Dhinaca kale Mashrucaas waxaa ka mida Micro-chips kale oo kaa la mida oo isagana Dumarka jirkooda lagu rakiibaaya oo loola dan-leeyahay in Dumarka ay ku xadiidaan harmoon-kooda si ay u xadadaan hadey rabaan iney dhalaan iyo in kale .. Mashruucaan oo shirkadiisa ay sameysay 6 Sano ka hor ayaa weli hawlgalkiisa dhaqan galin sabobo la xariira Wadaadada Gaalada oo arintaa ka daba qaatay kuna tilmaamay Sanco Sheydaan oo aan la liqi-karin, isla markaana ay imaan-karto in Chips-gaas lagu kontorli-karo qofka xuquuqdiisa iyo dhaqdhaqaaqiisa.