Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

War Deg Deg Ah .. Go'aan Ka Soo Baxay Shirki Dhuusamareeb

Thursday - August 20, 2020


War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka Dhuusamareeb-3, waxaa lagu heshiiyey in doorashadu noqoto Degaan doorasho xulis ku salaysan oo xildhihaankii ay soo dooranayaan 301 ergo ah.

Heshiiskaan waxaa ku midoobay dhinacyada shirka Dhuusomareeb-3 oo kala ah, Dowladda federalka, Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir, Balse ka maqan Puntland iyo Jubbaland .. Heshiiskaan ayaa kusoo beegmaya xilli beesha caalamka ay shaacisay in aanay aqoonsan-dooninn heshiis ay ka maqan yihiin dhinac ka mid ah saamileyda.