Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Kooxaha Nabada Is-Baarada U Dhigta Oo La Filayo In Xayiraad Lagu Soo Rogo

Thursday - July 10, 2008

Addis Ababa: Shiir ay yeesheen Golaha amaanka & Nabadda Africa oo ka dhacay Magaalada Addis Ababa ee xarunta golahaasi ,waxa ay si weyn oo faafaahsan kaga doodeen xaaladaha qalafsan ee ka taagan dalka Soomaaliya.

Golaha ayaa ugu horeyntii waxay cambaareyn cidii ka dambeysay falkii lugu dilay dad aan waxba galabsan oo Soomaaliyeed ,gaar ahaana dilkii loo geystay Allaha unaxariistee Cusmaan Cali Axmed ,madaxii Xaafiiska Soomaaliya ee UNDP.