Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta "Maxa Lala Kulmi Geeri Kadib"

Thursday - July 10, 2008

MAXAA LALA KULMI GEERI KA DIB?.....
Qore: ENG: ABDI KARIM AHMED HUSSEIN [email protected]
Dhamaantiin salaamu calaykum wa raxmatulaaha.
Waa mawduuc runtii loo baahan yahay in laga hadlo.


NAFTII  WANAAGSANEED
Qof kasta oo innaga inaga mid ahi wuu dhimanayaa qof kasta oo innaga inaga mid ahi waa kii mawdka dhadhamiya.
Balse nabigu wuu dardaarmay CSW wuxuuna ku dardaarmay "war badiya sheegitaankiisa  ama xasuustiisa midka macaani  oo dhan dumiya  had iyo jeeraale" midk aduunyada  dadka ka quusinaya  oo qofkaan maalkiisi dareensiinaya kaa xusuustiisa badiya  WAANA  MAWDAK  .
Nabiga  CSW waxa uu isagu nugula dardaarmayo iyo waxa aynu innagu ku dhaqmaynaa  waa  laba  aad iyo  aad u kala fog.    Marka qofku hadii uu aakhiro xasuusto aduunyadu way la yaraataa  haduu aakhiro iloobana aduunyadu way la waynaataa  hadii  uu qofkii  ajelkiisi  uu  dhamaado wakhtigii ilaahay u qoray  cimrigiisi u dhamaado .