Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Odoyaasha Gaalkacyo Oo Ku Hawlan Iney Sameystaan Qorsho Lagu Sugayo Nabadgalyada Magaaladda

Friday - July 11, 2008

Gaalkacyo: Wararka naga soo gaaraya magaalada gaalkacyo ayaa hadda sheegaya in maagaladda ay iiminka xasiiloontahay, laakiin u jiro guux iyo dadaallo ay ku doonayaan in ay helaan ragi falalka argagixisada ku dilay dhawr odayaal oo magaaladaas caan ku ahaa.