Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Happy Eid ..Oo Damaashaad Xarago Iyo Xashash Ku Ciida .. Ciida Daraadeed Ku Caawiya Maatada Cidlada Tuban Bal Waxay Ku Ciidaan Iyo Wax Caloosha Ay Ku Ridaan

Wednesday - May 12, 2021



Anago Ah Bahda Galdogob Times, Waxaan Marka Hore u Mahad Celinaynaa ILaahay (SW) Oo Ah Macbuudka Xaqqa,Waxaan Ku Sallinaynaa Nabiga Raxmad Ahaan Naloogu Soo Diray Inuu Dariiqa Toosan Nagu Sugo. 

Maalintaan farxadda weyn leh, waxaan hambalyo guud u diraynaa dhammaan Ummadda Islaamka ah. Waxaanse mid khaas ah u diraynaa dadweynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay addunka ka joogaan, waxaanna leenahay Ciid Wanaagsan oo Ciidaan Ciideeda kale Alle ha nagaarsiiyo nolol barwaaqo leh caafimaad iyo cimri suuban leh 

Ilaahay ha naga wada dhigo kuwii soonkooda iyo cibaadadooda la aqbalay, loo dambi dhaafay, oo xaqa iyo dulmiga loo kala muujiyay .. Ciida darteed Farxad ku ciida, oo maatada cidlada Tuban, cidla daadsan oo calaacalaya bal ku caawiya waxay ku ciidaan ama koley tahay Calal ay ku asturaan Cawradooda .. Tank You