Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Doorashada Somaliya .. Xog laga Ogaaday Jadwalka Doorashada Iyo Qaabka Rooble U Rabo

Tuesday - June 22, 2021


Warar Horudhac ah oo laga soo xigtay ilo muhiim ah ayaa sheegay in ay jiraan shax la sii qorsheeyey oo la rabo in doorashadu waqtiyadaas ku dhacdo, hasa ahaate shaxdaas waxaa la filaya iney ku dhici-karto isbadel .. Jadwalka doorashada Labada Aqal ee Baarlamanka, waxay u dhigeen sidaan:

1- June 24 – July 7 : Tababar, habraaca doorashada, arimaha farsamo iyo jadwalka .

2- July 7 – 20 July: Diyaar garoowga doorashada Aqalka Sare iyo diyaarinta goobaha doorashada Gollaha shacabka, iyo tababarida howl-wadeenada.

3- July 23 – 30 July (Doorashada Aqalka Sare Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya).

4- August – 10 September: Doorashada Gollaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya).

5- 10 September – 20: September: Xalinta khilaafadka.

25 September – Dhaarinta Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka