Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

Maraakiibta Dayaaradaha Xambaara Oo Ku Sii Jeeda Xeebaha Bari Ee Soomaaliya

Monday - July 14, 2008

Canada : Inta la sheegay illa sadex markab oo ay leeyihiin Ciidamada Canada ee jooga gacanka Cadmeed ayaa usoo dhaqaaqey dhinaca Biyaha Soomaaliya ,gaar ahaan Xeebaha gobalada Waqooyi Bari ee Soomaaliya.

Maraakiibtan waxa ay doonayaan sida la sheegay in ay Gargaar ufidiyaan dad lugu heysto meelo ka mid ah gobalka Sanaag bari, gaar ahaan aaga laas qori ee Puntland ,kuwasoo ay heystaan dad Burcad ah oo ku doonaya in ay ku helaan Lacag Madax furasho ah.