Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta: "Fadliga Iyo Qiimaha Samirku Leeyahay"

Thursday - July 24, 2008

Walaal : Samirku fadli iyo qiima farabadan ayuu leeyahay oo aan la soo koobikarin Qur`aankuna waxbadan ayuu ka hadlay fadligaa iyo qiimahaa iyaga ah ee samirku leeyahay waxaana wax la hubo ah hadii ruux walabaa uu raaco tusaalooyinka Qur`aanku ka bixiyay samirka uu ku liibaanayo aduun iyo aakharaba.

Walaal, Samirka waxaa Allaah ku xiray falaaxa iyo liibaanta dadka wayoo guul iyo liibaan waxa ay timaadaa dulqaad iyo samir kadib cid aan samrina maysan sugin guusha iyo liibaanta Allaah wawaxaa uu leeyahay: