Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Magaladda Mogadisho Oo Uga Furmay Tartankii Ciyaaraha Fudud

Sunday - July 27, 2008

Mogadisho: Waxaa shalay si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmay taratanka Ciyaaraha fudud ee koobka Janaraal Daa'uud, iyadoo furitaankaasi tartankaasi ay ka soo qeyb galeen mas'uuliyiin Isborti, marti sharaf kale.

Tartankaasi ayaa waxaa ka qeybgalaya kooxaha ay ka mid yihiin Bil Kheyr,Barwaaqo, Heegan, Jubba iyo shabeelle, waxaana tartankaasi kooxaha ay ku tartami doonaan oradada kala ah: 400 Mitir, 800 Mitir, 1500 Mitir, 3000 Mitir,100-ka mitir iyo 2oo Mitir,  sidoo kale waxaa la ciyaari doonaa Boodada Hoose oo wiilal iyo Gabdho ah.