Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 17 April 2024

Waa Qaybti Sadexaad Liiskii Taageerada Iyo Hambalyadda Ee Doorashadi Al-Sayid Ugaas Maxamuud Ugaas Axmed Ugaas Maxamuud

Wednesday - July 6, 2016



Halkaan Ka Akhriso Liiska Qaybti Kowaad, Qaybti Labaad Iyo Tii Sadexaad Ee Magacyada Dadka Hambalyada Iyo Taageerida iyo ducooyin U Soo Gudbiyey Ugaas Maxamuud Ugaas Axmed Ugaas Maxamed.
             
                      

                                    Qaybti Kowaad

Bismi-laahi Eebow .. Allaahu Akbar Eebow ..  Subxaana-laahu Eebow .. dhamaan asxaabta iyo qaraabada hoos ku xusan, waxay hambalyo iyo bogaadin iyo ducooyin aan la soo koobi-karin u dirayaan sokeyaha tol-weynaha guud ee maanta isu xuurteeyey agaasinka madal kulmisay bulsho wadaagta afkaar iyo aaraa ku sal leh u hiilinta dhaq-dhaqaaqa cusub ee midnimda iyo karamada beesha ee lagu madalay degmada galdogob, taaso lagu raadinaayey xalinta dhibaatada guud ee jirta, waxaa isla markaana hambalya gaar ah ku bogaadinayaan go'aankii lagu magacaabay oday dhaqmeedkii beesha tanade-daarood Ugaas Maxamuud Ugaas Axmed Ugaas Maxamed, taaso soo nooleysay yidi-diiladi iyo rajadi beesha ee naxashka saarneyd,  waxaana ay ugu duceynanaan in hogaamintaa loo igmmaday Alaha si sharaf leh ugu  fududeeyo garashadeeda, tawfiiqdeeda, dulqaadka iyo garaadkeeda iyo xuquuqda oo u abid la duubnaado.
dhambaaladaan oo qaarkood si toosa ila soo xariiray iyo kuwa magacooda la ii soo gudbiyey, waxay kala yihiin;
1- Digtoor daaweye dad; Aadan Ugas Maxamed
2- Digtoor daaweye dad; Cumar Ugaas Maxamed
3- Digtor: Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed (geelle)
4- Mudane Saciid Ugaas Axmed Ugaas Maxamed
5-  Mudane Cabdinaasir Ugaas Axmed Ugaas Maxamed
6-  Mudane Xildhibaan Cali Ameerika
7- Mudane Xildibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil
8- Mudane Xildhibaan Ciise Guraase
9- Mudane Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Xasan Fadheye
10- General Saacid Daahir Saciid
11- Ganacsade Shiikh Yaasin Khalif Xaashi
12- Digtor Cabdirashid Khalif Xaashi
13- Korneyl Axmed Saciid Xaashi
14- Suldan Xasan Suladaan Maxamuud
15- Mudane Cismaan Cabdi Budeye Norwey
16- Shaacir-Abwaan Cabdi-nasir Dhagadheere
17- Nabadoon Cabdi Salaad Buq-Buqo
18- Ganacsade Cabdirisaaq Aadan Cigaal
19-  Mudane Axmed Aadan Xasan ilkaboqol
20- Ganacsade Cali Maxamed Saciid Xaashi
21- inj. CabdisamadYaasin Axmed Afcad
22- Digtor Cismaan Maxamuud Cadaawe
23- Korneyl Kukaay Warasame Cali Geesood
24- Korneyl Maxamed Cali Xaashi
25- Abwaan Maxamed Cali Daqle
26- Digtor Cumar Warfa
27- General Fardooso Daahir Saciid Xaashi
 

                         Qaybti Labaad

1- Political and Human Rights Activist ( Xaq U Doode) Mr. Maxamuud Ruush
 2- Ex Wasiir Cabdikarim Aadan Wagaafe
2-  Ganacsade, Muse Saciid ( Muuse Dhagey)
3-  Ganacsade Cabdirashid Dhedin
4- Digtor, Korneyl Cabdi-Khalif Shiikh Xasan ( Ajaayo)
5- Korneyl Cabdiraxmaan Axmed-Yare Xaaji Maxamuud ( Man)
6-  Aqoon-yahan, Keysar Axmed Faarax
7- Ganacsade, Cabdirisaaq Ashkir
8- Digtor Cabdulaahi Diiriye Aw Jaamac
9- Gudoomiyaha Jaaliyada Norway, Inj. Maxamuud Gamuure
10- Gudoomiyaha Jaaliyada Isweeden, Inj. Cabdi Qani Ismaaciil
10-  Gudoomiyaha Jaaliyada Ameerika Cabdi Gaas Shuke Faarax
11- inj. Sadiiq M. Cali-xaashi
12- Fawsiya Aadan Cigaal
13 - Zahra Xirsi ilaaq
14- Sabaah Daahir Saciid Xaashi
15- Faaiza Shiikh Ciise Xasan Cadaawe
16- Mudane Nuur Aadan Cigaal
17-  Mudane Cabdulaahi Warsame Araxey
18- Ganacsade Buryar Cabdi Madoobe Axmed
19- Ganacsade Bashir ismaciil Cilmi Xaashi
20 -Digtoor Faarax Maxamed Jeni-Haar
21- Ganacsade Axmed Cabdulqaadir
22- Digtoor faarax muuse daba gaab
23- Digtor Axmed faarax Muuse
24- Mudane Cabdiraxmaan Cabdulaahi Maxamed Aden
25- Mudane Maxamed Axmed Afcad (gadaa)
26- Mudane Cabdulaahi Axmed Afcad ( Gaadaar)
27- Mudane Shiikh Cise Cali
28- Mudane Xasan Ciise Cali
29- Ganacsade Maxamed Cabdirisaaq Faarax Lagujire
30- Xildhibaan Cabdiwaaxid Axmed-Yare  Kismaayo
31- Looyar Cabdikarim Calixaashi M. Cadaawe
32- Political Analyst  Cabulqaadir Aadan Afmagad
     
          Qaybti Sadexaad Ee Liiska Taageerada Iyo Hambalyada Ugaaska
1-  Suldaan Suber Xaaji
2- Garad Maxamuud Cag-madhige
3- Suldaan Maxame Jaamac Shire Juunle
4- Ganacsade Shiikh Shuceyb Ciise Cali Geesood
5-  Ganacsade Muuse Ciise Cali Geesood
6- Ganacsadee Xasan Ciise Cali Geesood
7 - Korneyl Cabdi-karim Warsame Cali Geesood
8-  Ganacsade Muuse Warsame Cali Geesood
9- Aqoon-yahan Cali Warsame Cali Geesood
10- LLooyar Biindhe Warsame Cali Geesood
11- Mudane Khalif Salebaan Geesood
12-  Ganacsade Nuur Axmed Ciise Geesood
 13-  Ganacsade Maxmuud Maxamed Cali Mire Hiraabe Geesood
 14- Ganacsade Jaamac Xasan Cali-Mire Hiraabe Geesood
 15- Ganacsade Ismaciil Warsame Maxamed Salebaan Geesood
 16- Ganacsade Cabdiwaaxid Nuur Axmed Ciise Geesood
 17-  Aqoon-yahan Mahad Cabdile Dirir Geesood
 18- Ganacsade Muumin Dhude Maxamed Salemaan Geesood
 19-  Aqoon-yahan Kheder Warsame Maxamed Saleemaan Geesood
  20-  Ganacsade Bayle Warsame Maxamed Sulemaan Geesood
  21- Digtoor Abdulaahi Axmed Garaani
  22-  Korneyl Cabdi-Karim Axmed Garaani
  22- Ganacsade Abdi-karim Suldaan Xaaji Maxamuud Cilmi
  23- Aqoon-yahan Cabdi-Nuur Aw Jaamac
  24-Aqoon-yahan Cabdi-karim Cabdi Wardheere
  25- Ganacsade Jaama Cali-mire Huraabe Geesood
          * La Soco Qaybaha Dambe Ee liiska Taageerada Ugaaska