Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Waa Maxay Faaiidada Toonta?

Monday - October 31, 2016



Siduu inoo sheegay Rasuul-kena SCW, sas ay tahay dad badan kuma dhaqmaan oo waaba neceb yihiin, Balse hada waxaa la shegay inay khubara  ku takhasusay caafimadka kuwaas oo shegay inay dawo u tahay xanuno badan waxaan hada halkan ku xusi doonaa 15 wax-yaabood oo ay dawo ka tahay

Faaiidooyinka waa kuwaan soo socda:-
1 - Jirka ayay sunta ka ilaalisaa iyo jeermiska
2 - Caloosha ayay nadiifisaa markii lagu darsado malabka
3 - Dhiig karka ayay u fiicantahay oo dajisaa
4 - Kaadida ayay socod siisaa iyadoo furta wadooyinka ay marto kaadidu
5-  Hargabka way ka hortag taa iyadoo difaaca jirka kor u qaada 
6 - Calool xanuunka dawo ayay utahay
7 - Qufaca  way joojisaa (riiraxanyada)
8 - Kansarka ayay la dagaalantaa ayadoo dawo u noqota qofka uu kudhaco
9 - Gooryaanka ayay dishaaa
10 - qofka xanaaaq Badan weey ka yaraysaa
11 - Maskaxda ayay u fiican tahay oo xafidada ayay kordhisaa
12 - Ciridka iyo ilkaha  way xoojisaa
13 - Madax xanuunka waa u daawo
14- Raga ayuu  daawo u  yahay
15 - Finanka wajiga way baa bi-isaa
Toontu waa dawo dhaqmeed aad u muhiim ah, Waxaa soo Diyaariyey Muuse Xuseen Xasan