Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Libaax Badeedkii Xeebaha Cadmeed Oo Ka Harqaday Meydkii Tahriibayaasha Soomaaliyeed

Thursday - September 11, 2008

Yemen -Cadan: Wararka naga soo gaaraya magaladda Cadmeed ayaa sheegaya in Meeydka dad gaaraya 39 ruux oo Soomaali ah laga helay xeebaha wadanka Yemen iyagoo dul sabeeynaya oo qaarkood bahalada bada ruq-ruqeen

Sida warku tilmaamayo Kooxaha wax tahriibiya ee anshaxa-daran ayaa ku qasbay illaa 40 ruux in ay bada isku daadiyaan xili ay marayeen xeebaha dalka Yemen.