Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Dawlada fransiiska Oo Xukun Ku Riday Burcad Badeed Soomaaliyeed

Friday - September 26, 2008

Baris : Dowladda Faransiiska ayaa ku xukun xabsi daa'in ah ku riday burcadbaded Soomaaliyed oo lagu qabtay weerar looga furanayay dooni kuwa raaxada ah oo ay afduubeen iyo laba qof oo la socday doonida.

Afduubayaasha la xukumay ayaa waxay gaarayaan 6-qof, iyadoo xukunkooda ay riday maxkamada sare ee dalka Faransiiska, waxaana xukunkan amaanay Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozy.