Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Askari Ciraaqi Oo Xasuuq u Geeystay Koox Askarta Mareykanka

Saturday - October 11, 2008

Ciraq- faluuja : Saraakiil amniga qaabilsan ee dalkaas ciraaq ayaa maalinti sabtida ahayd daboolka ka qaaday in askari ka tirsan ciidamada ciiraaq oo hawlgalo la sameynaayey askarta mareykanka u xasuuq u geeystay kooxdaas u la shaqeynaayey .

Askarta mareykanka markii ay soo galeen guri ay ku tuhunsanaayeen argagixiso waxay guriga ku arkeen oo goobta ku sugnaa oday waayeel ah iyo gabar u dhalay oo 17 sano jir ah, dabadeed askarti mariiniska qaar ka mid ah ayey kufsi ugu dhaqaaqeen gabadhii oo halkii ku lagdeen.