Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

SHeakh Yusuf indhacade oo beeniyey Ciidan ka soo baxsaday

Tuesday - Feb 12, 2008

SHekh yuusuf indhacade oo hadda ku magacaaban Xoghayaha Gaashaandhiga Isbahaysiga dib u Xoreynta Soomaaliya aya war u si daayey ku sheegay in aysan jirin wax ciidan ah oo ka soo baxsaday balse u ku tilmaamay wax wardoonka imbagati ay soo dhoodhbeen iyago ula jeeda iney ummada ku marin habaabiyeen oo dariiqi jihaadka ka weeciyaan ama shaki ku abuuraan shacabka doonaya iney iska tuuraan heeryada guumeysiga. xoghayahaas oo sheegay inu ku suganyahay....