Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Magaalada Mogdisha oo baryahaan dambe laga dareemayo xasilooni iyo nabadgalyo

Wednesday - Feb 13, 2008

Wararka ka imaanaya magaalada Mogadisho ayaa tilmaamaya in dhawrkaan cisho ay dagantahay walow mararka qaarkood meelo gaar ah laga maqlo rasaas gosgoos ah oo lala xariirinayo Bolis baacsanaya dad u ka shakiyey. hasa ahaate waxaa la garankarin inta deganaashahaas ay soconeyso ma daama magaaladan mogdisho aan muddo aan yarren loga baran nabadgalyo aan sidaas u si socon oo