Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo noqday

Saturday - Feb 16, 2008

Waxa maanta dalka dib ugu soo noqday madaxweynaha dawlada fedaraalka ee soomaaliya mudane Cabdulaahi Yuusuf oo muddo dheer socdaal dibada ugu maqna.

Madaxweyne Cabdulaahi oo markiisi hore dalka uga baxay sababo caafimaad awgeed waxuu soo noqodkiisi soo maray dalka itoobiya oo muddo ku hakaday isag kulamo kala gaar ah la sameeyey madaxda Itoobiya iyo ugaandha.