Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Jaamcadda Carabta oo dooneysa in soomaaliya ay keento ciidamo nabadilaalin

Monday - Feb 18, 2008

Qahira( Galdagob timess) warar aan ka xiganay aqoonyahan jaamacadeed oo aan kala xariirnay qaahira aya noo sheegay in wargeyska lagu magacaabo Al- Ahraam u maanta daabacay warar lagu xariirinayo inu ka soo baxay taliska jaamacada carabta oo ay sheegayaan in ururka jaamacada ay qorsheyneyso in soomaaliya ay geeyso ciidama carbeed oo nabada soomaaliya wax ka suga ciidamadaas oo ah kuwa isku dhaf ah oo ka kala yimaada dalalka carabta.