Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

Suuqa Bakaaraha oo cabasho ka soo yeereyso

Monday - Feb 18, 2008

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo maalinba maalinta ka dambeysa xaaladeedu si xumaaneyso aya maanta guddiga ganacsatada suuqaas u qaylo dhaansaday Raiisal wasaaraha soomaaliya mudane Nuur Cadde oo ay kaga cabanayaan xaaladda nabadgalyo xumo ay ku suganyihiin waxayna tilmaamayaan in irdaha laga soo galo suuqa bakaaraha ay badankood hor fadhiyaan askar tilmaan beegsaneysa dadka u socda suuqaas oo doonaya iney wax ka iibsadaan halkaasna u hakad galay isu socodkii suuqaas.