Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Afeyeenka Dawladda OO EEdeyen Dusha Uga Tuuray Ganacsatada Suuqa Bakaaraha

Tuesday - Feb 19, 2008

Mr. Goobdoon oo oh afeyeenka dawlada kumeel gaar ah ee soomaaliya aya shaaca ka qaaday in khalkhlka iyo qulqulaatada ka socota suuqa bakaaraha ay ka dambeeyaan nimanka ka ganacsada suuqa bakaaraha oo ay gacan u fidiyaan kooxaha ka soo horjeeda dawlada iyago siiya lacg iyo raashin ay ku hawlgalaan, laakiin afeyeenku carabka kuma dhufan magacyada ganacsatada dhibkaas lagu eedeynayo .