Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Senatoorka Obaama oo ku Cadcad Tartanka Xisbiga diimuqaraadka

Wednesday - Feb 20, 2008

Doorashadi shalay ka dhacday Gobolada Haaway iyo Weskonson waxaa si cadcad ugu guuleystay dhinac dimoqaraadka senator Baraaka Obaama oo illa 15 dhibcood kagaga horeyey haweyneyda helery kilintoon Magaalada Weskanson .Sido kale waxuu kaga hormaray gobolka haaway ee u ku dhashay oo helay boqolkiiba 70%.