Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Taliyaasha Xooga Dalka Iyo Nabadsugida OO Lagu Wado In Xilalka laga xayuubiyo

Saturday - Feb 23, 2008

Mogadisho (Galdogob Times)

waxaa illa todobaadkaan magaaladda Mogdisho gaar ahaan xaruumaha dawladda ka dhex socota sheekooyin lagu daneynayo taliyaasha ciidamada xooga iyo nabadsugida oo sheegaya in jagada ay hayaan ay waayidoonaan, taaso logu aaneynayo iney ka soo bixiwaayeen hawlihi ay u xilsaarnaayeen ee ahayd sugida amaanka caasimada . Wariyahayaga oo arimahaas wareysi kala yeeshay masuulin diidey in magacooda la shaacin aya ku nuuxnuuxsaday in bedalkaas la meel mariyey oo sarakiil cusub jagadaas loo magcaabay.