Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Dadweynaha Puntlaand oo Ka Walaacsan Jiritaanka Maamulkooda

Monday - Feb 25, 2008

Bosaaso, Garowe, Gaalkacyo, Washintoon DC ( Galdogob Times)  Warbixino laga soo xigtay aqoonyahano dhawaan socdaalo ku kala bixiyey cariga puntlaand oo ka tagay waqooyiga ameerika dibna ugu soo laabtay fadhiyadoodi aya ka soo deyriyey xaaladda siyaasadeed, nabadgalyo  ee maanta ay ku sugantahay Puntlaand, waxayna tilmaan ka baxsheen in dalkaas u qarka u saaranyahay burbur oo ayba dhici karto in gobolkasta u go'nidiisa ula xirto dawlada dhexe oo meesha ay ka baxdo maamul wadaag.