Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

General Cabdi Kaahiye oo Saacado Ka Hor La Dilay

Monday - Feb 25, 2008

Mogadisho ( Galdogob Times)

War deg deg ah oo  hadda soo gaaray websidkaan aya sheegaya in saacado ka hor la toogtay general cabdi kaahiye oo ku magacdheera harag shabeel, waxaana la sheegay in rag hubeysan oo is qarinaya ay dhawr xabadood ku rideen isago gurigiisa ka soo baxaya dabadeedna ay baxsadeen.