Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Zenawi oo dhibaatada Somalia ka taagan ku eedeeyay Al-qaacida iyo Al-shabaab.

Tuesday - Feb 26, 2008

Ra-iisul-wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ayaa ka hadlay dhibaatada ka aloosan dalka Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho. Meles oo isagoo ku sugan Addis Ababa Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in xaalada Somalia ay tahay mid aad u wanaagsan xiligaan sida uu hadalka u dhigay marka loo eego sannadihii laga soo gudbay.