Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Gen. "Harag Shabeel" oo aas qaran loogu sameeyay Muqdisho.

Tuesday - Feb 26, 2008

Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistee Taliyihii ciidamada Bambeyda Dowlada KMG ah Col. Cabdi Kaahiye Faarax "Harag Shabeel" oo shalay galab la dilay. Marxuumka ayaa waxaa lagu aasay xarunta Iskuul Bolisiya, halkaaso ay kasoo xaadireen mas-uuliyiin ka tirsan Dowlada KMG ah iyo maamulka G/Banaadir.