Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Xisbiga Mucaaradka Kenya oo qaban qaabinaya dibadbax nabadeed oo Nairobi ka dhaca.

Wednesday - Feb 27, 2008

Iyadoo xisbiga mucaaradka ah ee dalka Kenya ee ODM ay horaan u sheegeen in hadii aan si dhaqsi ah loo soo afjarin khilaafka u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka ay qaban doonaan banaan baxyo nabadeed oo ay uga soo horjeedaan dowladda, ayaa maalinta berri ah waxay qorsheynayaan banaan bax nabadeed oo balaaran in ay ku dhigaan magaalada Nairobi.