Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Ciidamo Ethiopian iyo Soomaali ah oo mar kale galay degmada Diinsoor.

Wednesday - Feb 27, 2008

Wararka naga soo gaaraya degmada Diinsoor ee gobalka Bay ayaa sheegaya in maanta mar kale ay degmadaasi soo galeen ciidamo Ethiopian iyo Soomaali iskugu jira.

Ciidamadaan ayaa ka yimid magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, kuwaaso baaritaano ka bilaabay gudaha iyo daafaha magaalada Diinsoor.