Waa Heesti Guutada Daraawiishta

Latest News

M/weyne Siilaanyo Oo Looga Yeeray AdisAbaba Si Askartiisa U Baneyso Degaanada Khaatumo State

Monday, 06 February 2012

Adis ababa: Madxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta u kicitimay dalka itoobiya oo la sheegay inu halkaas kula kulmi-doono Ra`iisal Wasaaraha Ethiopia Atto Males Zanawi iyaga...
+ Full Story

Safiir Ku-Xigeenka Ingiriiska U Fadhiya Itoobiya Oo Jawaabti Dawladiisa Ku Soo Celiyey Siilaanyo

Sunday, 05 February 2012

Xigasho Waaga Cusub: Safiir ku xigeenka Ingiriiska u fadhiya dalka Ethiopia wuxuu soo celiyay jawaabo uu mudo la maqnaa oo nuxurkoodu ahaa su’aalo Madaxweyne Siilaanyo u dhiibay marku kol hore...
+ Full Story

Dhalashadi Nabigeena Maxamed NNKH .. Halgamaagi Malkom X Maxuu Ka Yiri Diinta Islaamka

Saturday, 04 February 2012

Xuska Munaasibada dhalashadii Nabigeeni Maxamed SCW ayaa ku beegan maanta oo Sabti ah oo bishu tahay Rabiicul-awal, islamarkaana waafaqsan 4ta Bisha feb/ 2012,waxaana meelkasta ka...
+ Full Story

Wafdi Khaatumo State U Hogaaminaayo Cali khalif Galeyr Oo Males Zenaawi Casumay

Friday, 03 February 2012

Addis Ababa (Xigasho Ramaas) - Xukuumada federal-ka ee wadanka ETHIOPIA, ayaa martiqaad rasmi ah u fidisay maamulada Khaatumo State iyo Awdal State oo ka soo horjeeda jiritaanka Somaliland, waxaana...
+ Full Story

Inaa Lilaahi Waa Inaa ilayhi Raajicuun..Dirici Caaqil Cabdule Qoor-dheer O Maanta Duug Lagu Hubsaday

Friday, 03 February 2012

Galdogob: Waxaa saaka oo jimca ah iyo bil mawliid shabakadaan Goldogob Times soo gaaray geeri ku timi allaha u naxariste Caaqil Cabdille Faarax Oo ku magac dheera Cabdulle Qoor-dheer,waxaana la...
+ Full Story

Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Dawlada Britin Oo Mogdisho Tagay

Thursday, 02 February 2012

MUQDISHU : Xoghayaha amuuraha debadda ee Britian ayaa garoonka dayaarada ee Adan-cade Muqdusho ka soo dagay maanta , William Hague socdaalkiisan ayaa ah mid gogolsha loogu sii xaarayo shirka London...
+ Full Story

Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Somaaliya Oo illa Berri Ku Soo Wajahan Kisimaayo

Thursday, 02 February 2012

Kisimaayo: Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa sheegaya in magaalada Kismaayo degaanada ku dhow dhow dadkii degenaa ay bilaabeen inay isaga barakacaan guryahooda kaddib...
+ Full Story

Hooyo Dhashay Wiil Aanu Korkiisa Wax Dhiig Ah Ku Jirin

Wednesday, 01 February 2012

London: Xigasho The Sun: sida ay soo warisay jariirada ugu aqriska badan England ee The Sun cunug yar ayaa dhashay isagoo aan jirkiisa wax dhiig ah ku jirin. Kaioty oo ah hooyo Biritish ah ayaa...
+ Full Story

Gen. Cabdi Qaybdiid Oo Is-Midaamin Lagu Sigay Laakin Madaxi ilaaladiisa Iyo Darawlkiisi Ku Dhinteen

Tuesday, 31 January 2012

Wararka laga helayo Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug Ayaa kusoo waramaya in goor-dhawayd oo duhurnimadan maanta ah uu ka dhacay Qarax xoog leh oo is-miidaamin ahaa kaasoo qof...
+ Full Story

Cutubyo Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Si Kadis Ah Kula Wareegay Xeebta Al-Jaziira Ee Duleedka Mogdishow

Tuesday, 31 January 2012

Mogdisho-Somaliweyn: Dagaal kharaar ayaa waxa uu ka soconaayaa deegaanka lagu magacaabo Jaziira ee ku yaala duleedka Degmada Wadajir, iyadoo dagaalkaasi uu yimid kadib markii Maleeshiyaadka...
+ Full Story

Wafdi Ka Socda Khaatumo State Oo Jig Jiga Tagay Iyo Xukumada Silaanyo Oo Saluugtay Hiilka Ismaamulka

Monday, 30 January 2012

Jigjiga – Wafdi ka kooban golaha sare ee odayaasha dhaqanka maamulka Khaatumo state of Somalia, oo ay weheliyaan xubnaha G9 ayaa la sheegay in si diirran loogu soo dhaweeyay...
+ Full Story

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Caga Jiidaya Ka Qayb Galka Shirka Magaalada London

Sunday, 29 January 2012

Hargeysa Xigasho Ramaas News: Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay in uu ka  cagjiidayo ka qaybgalka shirka 23-ka bisha  Febuary ee sannadkan kooxaha...
+ Full Story

Madaxda IGAD Oo Hanjabaad Culus U Jeedisay Xildhibaanadi Xilka Ka Qaaday Shariif Xasan Sakiin

Sunday, 29 January 2012

Kulan madaxda urur goboleedka IGAD ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa waxay iskula garteen in tallaabo adag laga qaado cid walba oo ka hortimaada heshiiskii Kampala,...
+ Full Story

"Fiqi Tolki Kama Jano Tago" Waa Maahmaah Khilaafsan Shareecada Islaamka By Maxamed Sh. Aadan

Sunday, 29 January 2012

Maahmaahdani waa mid kamid ah maahmaahyada ay soomaalidu adeegsato, waxayna khilaafsantahay shareecada islaamaka, waayo ninka wadaadka ah ee cilmiga leh cilmigiisana ku dhaqmaya waxaa looga...
+ Full Story

Go'aanada Shirka London Oo La Sii Ogaaday By Prof. Yaxye Sh. Caamir

Saturday, 28 January 2012

Waxaa in mudda ah la hadal hayay shir ka dhici doona magaalada London oo looga hadli doono arrimaha soomaaliya, sida la ogyahay marna dowlada ingriisku ma muujin siyaasad ka hor imaaneeysa midnimadda...
+ Full Story

Faafaahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxay Dagaalki Buuhoodle

Friday, 27 January 2012

Buuhoodle: Wararka laga soo xiganaayo frontada Buuhoodle ayaa tilmaamaya in mid ka mida golaha madaxtooyada Khaatumo State ay dagaalki saaka ka dhacay aaga Buuhodle ku dhaawcmeen xili...
+ Full Story

BREAKING NEWS .. Dagaal Gor Dhawo Ka Qarxay Jiida Hore Ee Buuhoodle

Thursday, 26 January 2012

Buuhodle: Waxaa Dagaal Qaraar uu Mar kale ka qarxay jiida hore ee gobolka cayn,dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamadda Somalilnad iyo ciidamadda deeeganadda SSC, Dagaalkan ayaa hada ka soconaya Jiida...
+ Full Story

Adis Oo Ka furmay Shirki Wasiirada A. Dibada Afrika Loogana Hadlidoono Wixi Dhib Iyo Dheef Soo ....

Thursday, 26 January 2012

Addis Ababa: waxa manta Xarunta Ururka Midawga Afrika ee Addis Ababa ku qabsoomay shirkii labaatanaad ee Wasiiro Arrimo Dibadeedyada Afrika kaasoo lagaga hadlay xiriirka Dalalka Afrika iyo wixii dhib...
+ Full Story

More News

S. Barre " U Dulqaata Waa Kaas Nabsigu Idin Dul-joogee"

Generaal Siyaad Barre, dusha waxuu ku qaaday culeys deyn ka xoog badan, wax badana isaga iyo reer galbeed muran ayaa dhex maray markuu yiri "maanyada bada ka caba" diideyna warkoodi aan looga baran in lagu manaafacsado Full Story

Waxbarashada iyo Iskoolada Magaalada Galdogob

Galdogob Schools

Magaalada waxaa ka furan labo iskool oo mid waliba leeyahay heerarka hoose, dhexe iyo sare, iyo hal iskool oo hoose/dhexe ah. Waxaa kaloo ku yaal dhawr iskool gaar ah oo lagu barto luqadaha, kumbiyuutarka, sayniska iyo xisaabta. Waxaa kaloo laga furay mac-had sharci ah oo heer dugsi sare ah oo si weyn wax uga badali doona heerka aqoonta iyo wacyiga bulshada deegaankaan iyo kuwa ku xeeranba.   Full Story

Somali Minister of Diaspora official visit to Ottawa, Canada

test

Somali Minister of Diaspora Affaires, Hon Abdullahi Ahmed Abdulle Azhari and Somali Ambassador to Kenya, H.E. Mohamed Ali Nur Americo, concluded two days official visit to Ottawa, Canada on Wednesday April  01, 2009  Full Story

Guddoomiyaha Barlamanka Puntland oo la doortay

Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi ayaa ku guuleystay inuu noqdo Guddomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, Iyadoo cod gacan taag ah ay Xildhibaanada oo dhan ay ku doorteen.

Siihayaha Guddoomiyaha Barlamaanka Axmed Cali Xaashi ayaa ku dhawaaqay in ansax uu yahay Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi  ee Xildhibanada doorteen, waxaana uu u mahad celiyay Guddoomiyaha cusub dhamaan Xildhibaanada codka siiyay. Full Story

Maahmaahyada Soomaaliyeed kuwa ugu caansan

somali-nomadMaahmaahdu waa qayb ka mid ah suugaanta Soomaalida kana kooban tixo xambaarsan xikmad marmarna qeexan marna maldahan, intooda badana lama yaqaan cid samaysay iyo goor la sameeyay. Mahamaahda si gooni ah ayaa loo isiticmaalaa waana waxa qudha ee had iyo jeer ku jira hadalkeena, waxay soo koobtaa hadal aad in badan odhan laheyd, badanaa waxa isticmaala qofba qofkuu ka dalyaqaanno, ka waayo aragsanyahay, kana afatahansanyahay ama uu ka aqoon weyn yahay.

Ka Dhageeso Halkaan: Soo Diyaarinti. Maxamed Cali Daqle

Dawlad Goboleed Lagu Magacaabo "HARIR STATE Of SOMALIA" Ayaa Dhawaan Ka Dhalan Doonta G. Mudug

Harir State

Canada- America: Kulamo Aqoon yahanno iyo wax-garad ka soo jeeda beesha Tanade oo ka gaabsaday in waqtigaan la shaaciyo magacyadooda ayaa dhawaan shir telefoon oo ay yeesheen waxa ay isla garteen, in maanta ay munaasab tahay in sida ugu dhakhsaha badan loo qoro dastuurkii iyo sharcigii lagu dhisi lahaa dawlad goboleedkaas, laguna maamuli lahaa  shacb weynaha degaamada ku leh Gaalkacyo, Galdogob iyo Nawaaxigeeda. Read More

K'naan sings "Carees Ciise" in English

k'naan play to listen 

Top 3 players of Qatar's BBall Team are Somalis by origin

Qatar_BBall_Team

Click here for more pictures

Warbixin Ay Soo Saareen B4: "Muqaawamo Guushoda Waxay Ku Xirantahay Hogaamiye karmeed Siyaasina Ah"

B4

Canada(Ottawa): Kulan ay ku yeesheen biishaan 12keedi magaaladda Ottawa rag isugu jira siyaasiyiin hore "diplomaasiyiin, wasiiro,saraakiil ciidan, kuwo ganacsato ahaan jiray" iyo aqoonyahano ku xeel dheer arimaha siyaasada dunida ee waqooyiga ameerika, ayaa ka shiray iney qiimeeyaan xaaladda dalka soomaaliya ka jirta iyo sida ugu dhaw ee looga samatabixin karo. Read More

Somalia's Future Generation

Somalia's Future Generation

The stark reality is that the children of the next generation will be more English, Dutch, American, Canadian, or Australian (among many others) than Somali. It is highly unlikely that these children will be able to speak Somali well, let alone understand the deep poetry and music of our rich culture. Full Story

There are no Items to display

Dibnihi Shakalaa Oo Daaha Ka Qaaday Wixi Kala Gaaray....

WiKiLeaks Galdogob Times Oo Jabisay Sir Qufuleyd

Qanyare iyo siyaad Bare 
Full Story

Sababihi Jeelki Dheeraa ee Dr. Yuusuf S. Bardacad

siyaad iyo bardacad 
Full Story

Ladiid iyo Lafo Tanade

Boqoradii Tanade kii ugu dambeeyey waxaa lagu sheegaa magaciisa Diiftire oo uu micnaheedu yahay daaltire

Full Story

Afayeenkii Dareenka Shacbiga Prof M. ilka Dahab Oo Madaxa Qaranka Isu Sharaxay

Dr mohamed Hussein Ilkadahab

Heesti Galdogob

Dr. Menkhaus and the Toronto Somali Diaspora

focus group with Dr Menkhaus

Prof. C/qaadir Xaashi iyo Socdaalkiisi W/America

Dr. C/Qadir

Full Story

Qiiso Dhaba oo Qof kast Musllim ah ka ilmeysiisey

Islam

Dr. Shuceyb Waa Takhtar U Heelan Bulshada Warbixin + Wareysi

dr_shuceyb

Taarikh Qiimo Badan

Meyd Nin Nool Dilay..

Quran

Sirti Isku Qufuleyd oo..

banadir_u_incidient

OPP CST. Saeed Jama

Hello, my name is Saeed Jama. I come from a large family of 9 boys, me being the 6th oldest.I enjoy spending time with my wife. I also work out with my brothers, and play basketball on a regular basis.

CBC Radio Interview

Omar

Omar M. Alihashi grew up in Russell Heights . He was just 13 years old when he moved to Russell Heights . Currently Chair of the local community board, he sat down with Canada ’s CBC Radio to share his views about community service and his overall role in the community  Listen

BBC Interviews Abdi-Salaan Aato about Somali Youth Summit

Xuquuqda Waalidka

Waxaan nafteydda iyo dhamaan dhalinyaradda soommaaliyeed meel walba oo ay joogan kula dardaarmi lahaa iney iska ilaaliyaan waalidka oo ay ka duceystaan.

Full Story

GABAY-HAYIR

nuruddin_farah

The six forms of Maanso are Gabay, Geeraar, Jiifto, Weeglo, Guuraw and Buraambur   Read More

A Good Book to Read

GetOrganized

"The Audacity of Hope" is a personal introduction to Senator Obama: an auto-biography of his life from childhood to present, his family and his views and approach to politics based on personal experience. Read More

Officer Heibeh's story

Officer_Abdiweli

Full Story

Yaseen Musa

Obama

Full Name: Barack Hussein Obama Jr.
Party: Democratic
Date of Birth: August 4, 1961
Place of Birth: Honolulu, Hawaii
Home: Chicago, Ill.
Campaign Web Site: barackobama.com

 
User Comments

"I really enjoyed your great work ,dedication and your endeavour to keep us updated. please,keep me in your membership and we will keep in touch afterwords.Convey my greetings to all members." by Amir

"wallaal yaal waad ku mahad satihiin shaqada aad qabteen oo ah mid weyn runtii. mar walbana halkaa ka sii wada."by Mohamed

"Bacda salaan aad ayaa umahad santihiin maadaama aad samayseen website oo aad ugu magacawdeen galdogob times, anigu waxaan ahay mawaadin kunool galdogob, fikrada aad ayaan ugu riyaaqay."by Cabaas


 

Xayle Salaase Iyo Siyaad Oo Ku Murmay Qadiyada Ogaadeenya

Siyad Bare & haile Selassie Full Story

Nimco Dareen Dhaanto

Culimadi Iyo Fuqahadi Reer Tanade Ee...

Degaanka Xirir-Galdogob waxay ka mid tahay Magaalooyinka Soomaalidu degto kuwa maanta ugu xasiloon oo si qabow caanahooda ku qalaxsada lehna dux iyo iimaan. Full Story

VOA Somali Radio

   Dhegeyso idaacada dambe 4:00PM
   ---------------------------
Dhegeyso idaacada fiidnimo 7:00PM
   ---------------------------
Dhegeyso idaacada dambe 8:00PM
   ---------------------------

Somlia's first female pilot

First Somali Female Pilot

Asli Xasan Cabaade

(Asli-Calansida)

Waa gabadhi ugu horreeysay ee Duuliye ka noqota Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.

Full Story

Man on a Mission

AS.Caato

Somalia native(Abdisalam Aato) makes documentary to educate others about who we are?

Full Story

What can be done?

omar ugaas 

"History has taught us that nations are born, grow and develop like a child, and it is their leaders who organize and assist...." by Omar Ugaas

Full Story

Why buy from Tawakal Towers?

- Execellent Customer Service
- Affordable price
- Flexible payment plan

click here for more info

Cst. Abdul

Dream Child

FahimaOsman

Fahima Osman is set to become the first Somali Canadian-trained physician in Toronto's Somali community.

Full Story

What do you think of the site?
 




| New account
Powered by Core Design

Who's Online

We have 3 guests online
webhosting