Hambalyo Ramadaan Iyo Wargelin Muhim Ah

Ramadan

Bisha Ramadaan waa bil qaali ah oo ahmiyad weyn ku fadhida, mudanna in laga faa’iidaysto oo la kasbado kheyraadka iyo barakooyinka ay wadato,taas oo ku xiran dadaal iyo niyad wanaagsan,waa bil khayr badan oo Shayaadiintu xir-xiran tahay....  Full Story

Latest News

Caalim Shiikh Shuceyb Oo U Garnaqay Nin Iyo Naftiisa

Friday, 27 August 2010

Waxaan deg deg jeer ku liqay, maxay shishe ii damqeenkashayda dalooshadeen, muxuu hadba shay daligandareensigu soo tuf yiri ... xikmad Hadraawi. Nafteyda ma kala maaranno, mana kala maqnaanno,...
+ Full Story

Xusuusta Qabriga Iyo Aakhiro, By Saeed Omar

Saturday, 21 August 2010

Hadii dunida lagu waaraya nabi mohamed NNKH aya loo deen laha ruuxada macan Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,...
+ Full Story

Qiisadi Taariikheed Asxaabigii Weynaa Ee C/raxmaan Bin Cawf

Friday, 20 August 2010

Fiiro Gaar ah: Maanta oo kale Jimco waa maalinti aan uga baranay casharada uu bixin jiray Shiikh Shuceyb sidaa darteed ma daama Uu soonka dartii u cududaartay safarna u galay, waxaa halkiisi...
+ Full Story

Ictiraafka Dibada Mayaalo Ee Wuxuu Yaala Gondaha Somaliland .. Sidaa Waxaa Yiri Prof. Ismacil Buubaa

Thursday, 19 August 2010

Md. Ismaaciil Maxamuud Hure (Buubaa), oo ah siyaasi reer Somaliland ah balse aaminsan mabda’a federaalka, ayaa sheegay in aqoonsiga Somaliland uu yaalao gondaheeda, balse aan laga raadin...
+ Full Story

Xamse Riraash Oo Gabay Ka Tiriyey Fadliga Ramadaanku Leeyahay

Monday, 16 August 2010

Waa bil cibaado ah Anbiyadu duceyso ... Alaha na gaarsiiyo fadliga ay leedahay biisha Ramadaan. Waxaan halkaan ka akhrisankar-taan Gabay Uu Hamsa Riiraash ku cabiraayo fadliga ay leedahay Bisha...
+ Full Story

Mucjisada Quraanka ... Iyo Digtoor Shiikh Shuceyb

Thursday, 12 August 2010

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah iyo saliga subanaha N.N.K. ha ahaato,  waxaan si rasmi ah u guda galnay Arbacadii 11/08/2010, bisha barakeysan ee Ramadan, waa bishii uusoo degay Qur'aanka...
+ Full Story

Madaxweyne Obama Oo Yiri Xal Yaan Laga Sugin Somaaliya Beri Iyo Saadambe

Monday, 09 August 2010

Madaxweynaha Maraykanka oo ka hadlayay kulan uu la yeeshay hogaamiyaasha mustaqbalka ee qaarada Afrika (Young African Leaders Forum) oo ka dhacay Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa quus iyo rajo beel ka...
+ Full Story

Musharax raba Inu Xilka Kala Wareego Madaxweyne Shiikh Shariif Oo Olole Ka Wada Cariga Mareykanka

Sunday, 08 August 2010

Musharax doonaya inuu noqdo Madaxweynaha Somalia ayaa tagay magaalaad St. Cloud ee Gobolka Minnesota, isaga oo doonaya inuu soo jiito taageerada bulshada Soomaalida ah ee halkaasi kusii...
+ Full Story

Shiinaha Oo Sameystay Gantaalo Ka Yaabiyey Mareykanka

Sunday, 08 August 2010

Xukuuumada Dalka Shiinaha ayaa sameenaysa Gantaalo soo afjaraya Awooda Maraykanka ee dhinaca Badda sida ay xaqiijiyeen khuburo darsaysa gantaalaha cusub ee Shiinaha. Gantaalahan oo lagu magacaabo...
+ Full Story

Xildhibaanadi Laga Eryey Parlamaanka Puntland Oo Ku Biiray Jabhada SSC

Saturday, 07 August 2010

Waxaa Magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka Cayn ee dawlada Puntland si weyn loogu soo dhaweeyey Sadex Mudane oo katirsanaa Golaha Wakiilada ee Puntland oo Todobaadkii tagay Shaqadoodii laga...
+ Full Story

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'dinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Friday, 06 August 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray Fadiilat Al-Digtoor Shiikh Shuceyb Abu...
+ Full Story

Shakiga Ethiopia Ay Ka Qabto Dawlada Madaxweyne Siilaanyo Xage Buu ka Dhashay, By harbi Gurmad

Thursday, 05 August 2010

Wararka Somaaliland ka soo shaac baxaya ayaa sheegaya inay Ethiopia saluugsantahay xubno ka mid ah dawlad cusb ee Madaxweynaha la doortey soo dhisay. Waxaana loo aanaynayaa dawladii hore oo...
+ Full Story

More News

Shir looga Hadlayo Dhismaha "Maktabada Guud ee Galdogob"

Galdogob Library Project

Hay’ada Horn Aid Foundation (HAF) oo ah urur samafal( Non-Profit) kana howlgasha wadanka Somaliya gaar’ahaan gobalada Puntland, saldhigeeduna yahay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota aya waxay ku qabatay magaalada Minneapolis shir looga hadlayo dhismaha maktabada laga dhisyo magaalada Galdogob.  Full Story

Wasiirka Jaaliyadaha Dibadda iyo Safarkiisi Toronto

Azhari

Xaflad Soo dhoweyn iyo Taageero ah oo Loo sameeyay Wasiirka Jaaliyadaha Dibadda, Cabdullaahi Axmed Cabdulle (Azhari) ayaa Ka dhacday magaalada Toronto ee Dalka Canada.  Full Story

Waxbarashada iyo Iskoolada Magaalada Galdogob

Galdogob Schools

Magaalada waxaa ka furan labo iskool oo mid waliba leeyahay heerarka hoose, dhexe iyo sare, iyo hal iskool oo hoose/dhexe ah. Waxaa kaloo ku yaal dhawr iskool gaar ah oo lagu barto luqadaha, kumbiyuutarka, sayniska iyo xisaabta. Waxaa kaloo laga furay mac-had sharci ah oo heer dugsi sare ah oo si weyn wax uga badali doona heerka aqoonta iyo wacyiga bulshada deegaankaan iyo kuwa ku xeeranba.   Full Story

Somali Minister of Diaspora official visit to Ottawa, Canada

test

Somali Minister of Diaspora Affaires, Hon Abdullahi Ahmed Abdulle Azhari and Somali Ambassador to Kenya, H.E. Mohamed Ali Nur Americo, concluded two days official visit to Ottawa, Canada on Wednesday April  01, 2009  Full Story

Guddoomiyaha Barlamanka Puntland oo la doortay

Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi ayaa ku guuleystay inuu noqdo Guddomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, Iyadoo cod gacan taag ah ay Xildhibaanada oo dhan ay ku doorteen.

Siihayaha Guddoomiyaha Barlamaanka Axmed Cali Xaashi ayaa ku dhawaaqay in ansax uu yahay Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi  ee Xildhibanada doorteen, waxaana uu u mahad celiyay Guddoomiyaha cusub dhamaan Xildhibaanada codka siiyay. Full Story

Culimadi Iyo Fuqahadi Reer Tanade Ee...

Degaanka Xirir-Galdogob waxay ka mid tahay Magaalooyinka Soomaalidu degto kuwa maanta ugu xasiloon oo si qabow caanahooda ku qalaxsada lehna dux iyo iimaan , mana aha bulsho hawraarsan xun oo u hanqaltaagta ama ku qarawda dhuuni raac iyo xaqdarada ku baahday arlada somaaliya, magaalada ma laha dooxato falaad-xun iyo taw-tawle edab daran, waa mujtamac maalinta kooda taag xunyahay kaga tagin hawsha tolna u noqonaya ,degaanka magaalada waxaa la sheegaa iney isir u leedahay xaga taariikhda aqoonta waxbarashada diinta oo la fac tahay Shangaani, Baraawe,Harar iyo Xamarweyne.      Full Story

Maahmaahyada Soomaaliyeed kuwa ugu caansan

somali-nomadMaahmaahdu waa qayb ka mid ah suugaanta Soomaalida kana kooban tixo xambaarsan xikmad marmarna qeexan marna maldahan, intooda badana lama yaqaan cid samaysay iyo goor la sameeyay. Mahamaahda si gooni ah ayaa loo isiticmaalaa waana waxa qudha ee had iyo jeer ku jira hadalkeena, waxay soo koobtaa hadal aad in badan odhan laheyd, badanaa waxa isticmaala qofba qofkuu ka dalyaqaanno, ka waayo aragsanyahay, kana afatahansanyahay ama uu ka aqoon weyn yahay.

Ka Dhageeso Halkaan: Soo Diyaarinti. Maxamed Cali Daqle

S. Barre " U Dulqaata Waa Kaas Nabsigu Idin Dul-joogee"

Generaal Siyaad Barre, dusha waxuu ku qaaday culeys deyn ka xoog badan, wax badana isaga iyo reer galbeed muran ayaa dhex maray markuu yiri "maanyada bada ka caba" diideyna warkoodi aan looga baran in lagu manaafacsado Full Story

Dawlad Goboleed Lagu Magacaabo "HARIR STATE Of SOMALIA" Ayaa Dhawaan Ka Dhalan Doonta G. Mudug

Harir State

Canada- America: Kulamo Aqoon yahanno iyo wax-garad ka soo jeeda beesha Tanade oo ka gaabsaday in waqtigaan la shaaciyo magacyadooda ayaa dhawaan shir telefoon oo ay yeesheen waxa ay isla garteen, in maanta ay munaasab tahay in sida ugu dhakhsaha badan loo qoro dastuurkii iyo sharcigii lagu dhisi lahaa dawlad goboleedkaas, laguna maamuli lahaa  shacb weynaha degaamada ku leh Gaalkacyo, Galdogob iyo Nawaaxigeeda. Read More

Goldogob oo Miinadii Laga Saaray

Galdogob landmines

Bilawgii gu’gii na dhaafay, waxaa ii suurta gashay in aan waraysto nin Goldogob markaa  ka  yimid. Maashaa Allaah, waxaa ka muuqday ladnaan iyo nasasho farabadan wuxuuna u ekaa nimay ka  mayrayd diihaalka qurbuhu. Haddii aannu cabaar isku tuur-tuurnay, wuxuu ii sheegay in xiisad kululi ka aloosnayd ceelkii Goldogob. Waxa carro Mudug lays dhexmarinayey in la dhisi doono jid dheer oo isku xiri doona dekadda Garacad iyo Itoobiya, Goldogobna dhanka waqooyi-bari ka mari doono. Arintaasi waa mid u cuntami la’ reer Goldogob waxayna ka xigaan geeri iyo  magaaladoo baaba’da, ayuu ninkii dhawr jeer ku celceliyey. By B. Mohamed  Read More

K'naan sings "Carees Ciise" in English

k'naan play to listen 

Top 3 players of Qatar's BBall Team are Somalis by origin

Qatar_BBall_Team

Click here for more pictures

Warbixin Ay Soo Saareen B4: "Muqaawamo Guushoda Waxay Ku Xirantahay Hogaamiye karmeed Siyaasina Ah"

B4

Canada(Ottawa): Kulan ay ku yeesheen biishaan 12keedi magaaladda Ottawa rag isugu jira siyaasiyiin hore "diplomaasiyiin, wasiiro,saraakiil ciidan, kuwo ganacsato ahaan jiray" iyo aqoonyahano ku xeel dheer arimaha siyaasada dunida ee waqooyiga ameerika, ayaa ka shiray iney qiimeeyaan xaaladda dalka soomaaliya ka jirta iyo sida ugu dhaw ee looga samatabixin karo. Read More

Somalia's Future Generation

Somalia's Future Generation

The stark reality is that the children of the next generation will be more English, Dutch, American, Canadian, or Australian (among many others) than Somali. It is highly unlikely that these children will be able to speak Somali well, let alone understand the deep poetry and music of our rich culture. Full Story

There are no Items to display

TANADE CONVENTION

shirka Tanade 2010
Shir weynihii beesha Tanade ee kadhacay magaalada Minneapolis,MN

Dr. Menkhaus and the Toronto Somali Diaspora

focus group with Dr Menkhaus

M. Wardheere oo isu soo sharaxay U.S. Congress

Prof. C/qaadir Xaashi iyo Socdaalkiisi W/America

Dr. C/Qadir

Full Story

Qiiso Dhaba oo Qof kast Musllim ah ka ilmeysiisey

Islam

Dr. Shuceyb Waa Takhtar U Heelan Bulshada Warbixin + Wareysi

dr_shuceyb

Mashiiqsiga ka jira Puntland iyo ka Wareysigii Bashiir Jaqaf

bashiir_kaptan

LA OGAAYOO GOROYO HAAD BAY NOQOTAY

PLand

Taarikh Qiimo Badan

Meyd Nin Nool Dilay..

Quran

Sirti Isku Qufuleyd oo..

banadir_u_incidient

Dhalinyarada Toronto oo moojisay wax qabad

People's Hero: Making a Difference in Somalia

Mohamed Aden left Minnesota to help out the struggling people in Somalia.

G\dogob Daawo Dacalada

Ahmed Hussen Speaking About Suad Hagi's Ordeal

Senate Hearings on Missing Somali kids

Al Qaradawi iyo Somalia

Al-Qaradawi

Read More

A message: Let's Talk

OPP CST. Saeed Jama

Hello, my name is Saeed Jama. I come from a large family of 9 boys, me being the 6th oldest.I enjoy spending time with my wife. I also work out with my brothers, and play basketball on a regular basis Full Story

CBC Radio Interview

Omar

Omar M. Alihashi grew up in Russell Heights . He was just 13 years old when he moved to Russell Heights . Currently Chair of the local community board, he sat down with Canada ’s CBC Radio to share his views about community service and his overall role in the community  Listen

Musharax Somaliyed

Mr.Abiib waxa uu aad ugu kalsoonyahay soomaalinimadiisa waxa uuna jecelayhay in uu arko soomaali oo baraarugsan oo hal u ah sidii ay wadankaan wax ula qabsanlahaayeen ayagoo isku duuban..Full Story

BBC Interviews Abdi-Salaan Aato about Somali Youth Summit

Xuquuqda Waalidka

Waxaan nafteydda iyo dhamaan dhalinyaradda soommaaliyeed meel walba oo ay joogan kula dardaarmi lahaa iney iska ilaaliyaan waalidka oo ay ka duceystaan.

Full Story

Lix Kala Daran

GABAY-HAYIR

nuruddin_farah

The six forms of Maanso are Gabay, Geeraar, Jiifto, Weeglo, Guuraw and Buraambur   Read More

A Good Book to Read

GetOrganized

"The Audacity of Hope" is a personal introduction to Senator Obama: an auto-biography of his life from childhood to present, his family and his views and approach to politics based on personal experience. Read More

Officer Heibeh's story

Officer_Abdiweli

Full Story

Yaseen Musa

Ladiid iyo Lafo Tanade

Boqoradii Tanade kii ugu dambeeyey waxaa lagu sheegaa magaciisa Diiftire oo uu micnaheedu yahay daaltire

Full Story

Obama

Full Name: Barack Hussein Obama Jr.
Party: Democratic
Date of Birth: August 4, 1961
Place of Birth: Honolulu, Hawaii
Home: Chicago, Ill.
Campaign Web Site: barackobama.com

 
User Comments

"I really enjoyed your great work ,dedication and your endeavour to keep us updated. please,keep me in your membership and we will keep in touch afterwords.Convey my greetings to all members." by Amir

"wallaal yaal waad ku mahad satihiin shaqada aad qabteen oo ah mid weyn runtii. mar walbana halkaa ka sii wada."by Mohamed

"Bacda salaan aad ayaa umahad santihiin maadaama aad samayseen website oo aad ugu magacawdeen galdogob times, anigu waxaan ahay mawaadin kunool galdogob, fikrada aad ayaan ugu riyaaqay."by Cabaas


 

VOA Somali Radio

   Dhegeyso idaacada dambe 4:00PM
   ---------------------------
Dhegeyso idaacada fiidnimo 7:00PM
   ---------------------------
Dhegeyso idaacada dambe 8:00PM
   ---------------------------

Madaxdi Geeska Afrika

Siyad Bare & haile Selassie Waa suurad  xasuus leh oo markaad daawato aad dib ugu noqoneyso waayihi ka jiray dalalka geeska afrika iyo madaxdoodi.   Full Story

Somlia's first female pilot

First Somali Female Pilot

Asli Xasan Cabaade

(Asli-Calansida)

Waa gabadhi ugu horreeysay ee Duuliye ka noqota Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.

Full Story

Man on a Mission

AS.Caato

Somalia native(Abdisalam Aato) makes documentary to educate others about who we are?

Full Story

What can be done?

omar ugaas 

"History has taught us that nations are born, grow and develop like a child, and it is their leaders who organize and assist...." by Omar Ugaas

Full Story

Why buy from Tawakal Towers?

- Execellent Customer Service
- Affordable price
- Flexible payment plan

click here for more info

Cst. Abdul

Dream Child

FahimaOsman

Fahima Osman is set to become the first Somali Canadian-trained physician in Toronto's Somali community.

Full Story

What do you think of the site?
 




Powered by Core Design

Who's Online

We have 8 guests online
webhosting