Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

WARARKA MAANTA

Diin-Diinki Aduunka Ugu Cimriga Dheeraa Oo Ku Xijaabtay Jasiirada Pinta Iyo Xabaashiisa O Si Weyn ..

Thursday - June 28, 2012

Pinta- Saxaafada caalamka ayaa maalmahan si weyn  uga hadlaysay wararka ku  saabsan geerida Diinkii aduunka uga cimriga dheeraa oo dhawaan  ku geeriyooday

Warkii oo dhan

Dawlada Israaiil Oo Ka Hadashay Guusha U Doorashada Ku Gaaray AKhwaanka Maxamed Mursi

Wednesday - June 27, 2012

Qaahira: Sida la ogyahay Wejigi labaad ee doorashada oo ay isugu soo hareen murrashaxa Ikhwaan al-muslimiinka iyo ra’iisal-wasaarihii u dambeeyey dawladdii

Warkii oo dhan

Xubnaha Golaha Wasiirada KMG Oo Ansixiyey Gudi Farsamo Oo Ka Kooban 27 Xubnood

Tuesday - June 26, 2012

Muqdisho (RH) Kulan ay shalay galab ku yeesheen magaalada Muqdisho xubnaha golaha wasiirrada xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayay ra’iisal wasaare

Warkii oo dhan

Maxamed Morsi Oo Noqday M/weynaha Masar Iyo Haraadigi Mubaark Oo Xabsiyada Ay Ku Jiraan Ku Baroortay

Monday - June 25, 2012

Qaahira:Siyaasiga Maxamed Morsi ee ka tirsan xisbiga Islaamiga ah ee Ikhwaanu Muslimuun ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada dalka Masar oo gole milatari

Warkii oo dhan

Tacsi U Socota Qoyski Hooyo Xaawo Kaaho Warsame Oo Maanta Duug Lagu Hubsaday

Saturday - June 23, 2012

Haddi Mawdku Ruux deynaayo oo dunidu waareyso ambiyada nalo soo diray lagama dileen .. waxaa amar alle maanta duugna lagu hubsaday hooyo Xawo Kaaho Warsame oo inti

Warkii oo dhan

Axmed M. Qaybe Oo Xog-Waran Ka Bixiyey Siyaad Bare

Friday - June 22, 2012

Geeska: Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), xog waranka ku saabsan taariikhdii Somaliya ee uu siiyay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu maanta ku soo qaadanayaa shakhsiyadii

Warkii oo dhan

Shirki Ka Socday London Ee dhinacyada Somaalida Oo Maanta Ku Dhamaaday Muran Iyo Yooyootan

Thursday - June 21, 2012

London – Wafdiyadii wasiirrada ahaa ee kala matilayey labada garab ee dawladda Federaalka iyo maamulka Somaliland ayaa waxa loo qabtay dood, ay qola walliba ku sheeganaysey

Warkii oo dhan

Shirka London Dhinacyada Somaali Loogu Qabanaayo Maxaa Ka Soo Baxaya

Wednesday - June 20, 2012

London – Wararka laga soo xiganaayo london ayaa sheegaya in shir albaabadu u xiran yihiin u goor dhow ka furmi doona london, waxaa shirka ku kulmi-doona labada dhinac

Warkii oo dhan

Xog-Waran U Bixiyey Axmed Qaybe Kuna Cadeeyey Sida X.Mingiste Ugu Dooday Degmada Galdogob

Monday - June 18, 2012

Hargeysa :Waa xog-waran u bixiyey Axmed Maxamed Qaybe, waxaanu hadalkiisa ku bilaabay in sannadkii 1988 oo ay qarxeen dagaaladii ka dhex qarxay xoogagii SNM

Warkii oo dhan

Ogeysiis .. Ogeysiis

Sunday - June 17, 2012

Dear akhristayaasha sida gaarka ugu taxan Title-ka Webkaan,waxaan idin leeyahay ka raali-noqda sida maalmahaan warki maalin-laha aad ka heli jirteen shabakadaan

Warkii oo dhan

Ugaaska Leelkase Oo Xiligaan Jeexaya Kharidadi Ugu Dambeeysey Ee Lagu Xuli-Laha Xildhibaanada Cusub

Saturday - June 9, 2012

Mogadisho: Warar xiligaan caasimada Mogdisho la isla dhex jibaaxayo oo aad moodo in qofkasta afkiisi lingixii laga gooyey oo ciddi aan wax sheegin ama ka hadlin

Warkii oo dhan

Sho Yano WaaTakhtarka Ugu Da' Yar Aduunka

Saturday - June 9, 2012

Sho Yano, waa wiil yar oo da´diisu imminka tahay 21 jir, hase yeeshee bilaabay in uu wax akhriyo markii ay da´diisu ahayd 2 jir, 3 jir, markuu ahaana bilaabay in

Warkii oo dhan

Ugaas M/muud Ugaas A. Oo Iminka Jeexaya Kharidadi Shaandheynta Ugu Dambeysey Ee Lagu Xuli-Laha Xil..

Saturday - June 9, 2012

Mogadisho: Warar iminka la isla dhex xuuraamayo ayaa afooda u badinaaya in ugaaska beesha Tanade/Leelkase Ugaas Maxamuud Ugaas Axmed u hadda ku jiro talo istikhaaradi 

Warkii oo dhan

Dawlada Somaliya Oo Soo Dhaweysay Abaalmarinta Mareykanka Ku Raadinaayo Hogamiyaasha Al-Shabaab

Friday - June 8, 2012

Muqdisho - Dawlada federal-ka Soomaaliya, ayaa maanta daboolka ka qaaday in ay soo dhaweynayso abaalmarinta dalka Maraykanku ku bixinayo soo qabasada hogaanka sare

Warkii oo dhan

CIA-Da Mareykanka Oo Uga Digtay Kenya Qaraxyo Argagixiso

Thursday - June 7, 2012

Oslo By Cabdullaahi Raaxeeye: Warbixin ka soo Baxday Waaxda la dagaalanka Argagixisada ee dalkaasi Maraykanka  ayaa dagniin u diray Dowlada Dalka kenya Taasi

Warkii oo dhan