Sunday - April 8, 2012
Hargeysa: Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa guddi farsamo ka kooba shan wasiir u saaray wadahadalada maamulka Somaliland iyo Dawlada dhexe
Warkii oo dhan
Saturday - April 7, 2012
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Barak Obama uu ogolaaday in ay dawlada iiran samaysato awooda atamka ee laga dhalinkaro korontada .. Wararku
Warkii oo dhan
Saturday - April 7, 2012
Muqdisho:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Taliska Ciidamada DFKM ay maanta u soo bandhigeen saxaafada nin ay sheegeen in uu watay
Warkii oo dhan
Friday - April 6, 2012
Addis Ababa: Sida ay sheegtay Shabakadda Ka sii Digista Abaarta ee loo yaqaan Fewsnet, waxaa qiyaasti caadiga aheyd hoos uga dhacaya roobabka xiligan ee Bariga
Warkii oo dhan
Thursday - April 5, 2012
Moscow: Madaxweynaha dalka Ruushka Dmitry Medvedev ayaa shacbiga ka codsay in ay kala hawl galaan, baadi doonka bisad qoyskiisu lahaa oo ka luntay, taas oo uu sheegay
Warkii oo dhan
Wednesday - April 4, 2012
Mogdisho: Sida la cadeeyey waxa goor dhaweyd ka dhacay magaalada Muqdishu qarax is miidaamin ah oo lala beegsaday golaha murtida iyo maddadaalada ( National Theatre
Warkii oo dhan
Tuesday - April 3, 2012
Jigjiga: Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya madaxtooyada dowlad deegaanka Soomaalida, waxaa isbadal lagu sameeyey golihii wasiirada ee xukumadda deegaanka Soomaalida.Wararkan
Warkii oo dhan
Monday - April 2, 2012
Waxa aan isku dayi-doonaa in aan bal wax ka yara taataabto dawooyinka dabiiciga. Daawaynta xanuunada ama cudurada ayaa loo kal qaadaa laba qaybood oo kala ah mid
Warkii oo dhan
Sunday - April 1, 2012
Xigasho Lasanod.com :Waxaana lagu soo waramayaa inay hadda iska horimaadki qaboobeen .. Dagaalkani wuxuu u dhexeeyey maamulka Somaliland iyo Maamulka Khaatumo
Warkii oo dhan
Saturday - March 31, 2012
Siyaasada Iyo qarjac-jacyada muranka ka jira bulshada guud ee Somaaliya ayaa ku hardamaya falkinta saadaalinta ciida ama shakhsiga ku soo boodi kara doorashada
Warkii oo dhan
Friday - March 30, 2012
Cairo: Warar la xaqiijinaayo oo ka soo baxay takhaatiirta ku mashquulsan daawenta cudarka haya madaxweynihi hore Xusni Mubaarka ayaa laga xigtay in xaaladi caafimaad
Warkii oo dhan
Friday - March 30, 2012
Wargeyska New York Times ayaa bogiisa ku xaqiijiyey in baaristi ku socotay xaasaskii Bin laaden laga helay amuuro badan oo sireed oo la oran-karo waa joog ku dhacday
Warkii oo dhan
Thursday - March 29, 2012
Goor galab gaab ah ayaa laga soo dajiyey airaborka Hargaysa dhallinyaro lagu sheegay burcad badeed Soomaali ah oo lagu soo Maxkamadeeyay dalka Seychelles,
Warkii oo dhan
Thursday - March 29, 2012
Laascaanood Waxaa maalma-haanba socda warar isa soo taraya oo sheegaya in maleeshiyaad sidi komandooska cidiyaha ku dagaalamaya isku dayaya iney
Warkii oo dhan
Wednesday - March 28, 2012
Hargeysa: Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa xalay Qasriga Madaxtooyadda Shir gaar ah kula yeeshay Guddi beesha Dhulbahante ah oo ku sugan
Warkii oo dhan