Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

WARARKA MAANTA

Dhalashadi Nabigeena Maxamed NNKH .. Halgamaagi Malkom X Maxuu Ka Yiri Diinta Islaamka

Friday - Feb 3, 2012

Xuska Munaasibada dhalashadii Nabigeeni Maxamed SCW ayaa ku beegan maanta oo Sabti ah oo bishu tahay Rabiicul-awal, islamarkaana waafaqsan 4ta Bisha feb/

Warkii oo dhan

Wafdi Khaatumo State U Hogaaminaayo Cali khalif Galeyr Oo Males Zenaawi Casumay

Friday - Feb 3, 2012

Addis Ababa (Xigasho Ramaas) - Xukuumada federal-ka ee wadanka ETHIOPIA, ayaa martiqaad rasmi ah u fidisay maamulada Khaatumo State iyo Awdal State oo ka soo horjeeda

Warkii oo dhan

Inaa Lilaahi Waa Inaa ilayhi Raajicuun..Dirici Caaqil Cabdule Qoor-dheer O Maanta Duug Lagu Hubsaday

Thursday - Feb 2, 2012

Galdogob: Waxaa saaka oo jimca ah iyo bil mawliid shabakadaan Goldogob Times soo gaaray geeri ku timi allaha u naxariste Caaqil Cabdille Faarax Oo ku magac

Warkii oo dhan

Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Dawlada Britin Oo Mogdisho Tagay

Thursday - Feb 2, 2012

MUQDISHU : Xoghayaha amuuraha debadda ee Britian ayaa garoonka dayaarada ee Adan-cade Muqdusho ka soo dagay maanta , William Hague socdaalkiisan ayaa ah mid gogolsha

Warkii oo dhan

Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Somaaliya Oo illa Berri Ku Soo Wajahan Kisimaayo

Wednesday - Feb 1, 2012

Kisimaayo: Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa sheegaya in magaalada Kismaayo degaanada ku dhow dhow dadkii degenaa ay bilaabeen inay

Warkii oo dhan

Hooyo Dhashay Wiil Aanu Korkiisa Wax Dhiig Ah Ku Jirin

Wednesday - Feb 1, 2012

London: Xigasho The Sun: sida ay soo warisay jariirada ugu aqriska badan England ee The Sun cunug yar ayaa dhashay isagoo aan jirkiisa wax dhiig ah ku jirin. Kaioty

Warkii oo dhan

Gen. Cabdi Qaybdiid Oo Is-Midaamin Lagu Sigay Laakin Madaxi ilaaladiisa Iyo Darawlkiisi Ku Dhinteen

Tuesday - January 31, 2012

Wararka laga helayo Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug Ayaa kusoo waramaya in goor-dhawayd oo duhurnimadan maanta ah uu ka dhacay Qarax xoog leh

Warkii oo dhan

Cutubyo Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Si Kadis Ah Kula Wareegay Xeebta Al-Jaziira Ee Duleedka Mogdishow

Tuesday - January 31, 2012

Mogdisho-Somaliweyn: Dagaal kharaar ayaa waxa uu ka soconaayaa deegaanka lagu magacaabo Jaziira ee ku yaala duleedka Degmada Wadajir, iyadoo dagaalkaasi uu yimid

Warkii oo dhan

Somaliland oo Ashtako Culus U GUdbisay Dawlada Dhexe Ee Fedaraalka Itoobiya

Tuesday - January 31, 2012

Weftiga Wasiirrada Somaliland ee Addis Ababa ku sugan oo dalbaday in ciidammada Federaalka Itoobiya la keeno xadka labada dal u dhexeeya iyo nuxurka qodobo lagaga

Warkii oo dhan

Wafdi Ka Socda Khaatumo State Oo Jig Jiga Tagay Iyo Xukumada Silaanyo Oo Saluugtay Hiilka Ismaamulka

Monday - January 30, 2012

Jigjiga – Wafdi ka kooban golaha sare ee odayaasha dhaqanka maamulka Khaatumo state of Somalia, oo ay weheliyaan xubnaha G9 ayaa la sheegay in si

Warkii oo dhan

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Caga Jiidaya Ka Qayb Galka Shirka Magaalada London

Sunday - January 29, 2012

Hargeysa Xigasho Ramaas News: Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay in uu ka  cagjiidayo ka qaybgalka shirka 23-ka bisha  Febuary

Warkii oo dhan

Madaxda IGAD Oo Hanjabaad Culus U Jeedisay Xildhibaanadi Xilka Ka Qaaday Shariif Xasan Sakiin

Sunday - January 29, 2012

Kulan madaxda urur goboleedka IGAD ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa waxay iskula garteen in tallaabo adag laga qaado cid walba

Warkii oo dhan

"Fiqi Tolki Kama Jano Tago" Waa Maahmaah Khilaafsan Shareecada Islaamka By Maxamed Sh. Aadan

Saturday - January 28, 2012

Maahmaahdani waa mid kamid ah maahmaahyada ay soomaalidu adeegsato, waxayna khilaafsantahay shareecada islaamaka, waayo ninka wadaadka ah ee cilmiga leh cilmigiisana

Warkii oo dhan

Go'aanada Shirka London Oo La Sii Ogaaday By Prof. Yaxye Sh. Caamir

Saturday - January 28, 2012

Waxaa in mudda ah la hadal hayay shir ka dhici doona magaalada London oo looga hadli doono arrimaha soomaaliya, sida la ogyahay marna dowlada ingriisku ma muujin

Warkii oo dhan

Faafaahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxay Dagaalki Buuhoodle

Thursday - January 26, 2012

Buuhoodle: Wararka laga soo xiganaayo frontada Buuhoodle ayaa tilmaamaya in mid ka mida golaha madaxtooyada Khaatumo State ay dagaalki saaka ka dhacay aaga

Warkii oo dhan