Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

WARARKA MAANTA

Madaxda IGAD Oo Hanjabaad Culus U Jeedisay Xildhibaanadi Xilka Ka Qaaday Shariif Xasan Sakiin

Sunday - January 29, 2012

Kulan madaxda urur goboleedka IGAD ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa waxay iskula garteen in tallaabo adag laga qaado cid walba

Warkii oo dhan

"Fiqi Tolki Kama Jano Tago" Waa Maahmaah Khilaafsan Shareecada Islaamka By Maxamed Sh. Aadan

Saturday - January 28, 2012

Maahmaahdani waa mid kamid ah maahmaahyada ay soomaalidu adeegsato, waxayna khilaafsantahay shareecada islaamaka, waayo ninka wadaadka ah ee cilmiga leh cilmigiisana

Warkii oo dhan

Go'aanada Shirka London Oo La Sii Ogaaday By Prof. Yaxye Sh. Caamir

Saturday - January 28, 2012

Waxaa in mudda ah la hadal hayay shir ka dhici doona magaalada London oo looga hadli doono arrimaha soomaaliya, sida la ogyahay marna dowlada ingriisku ma muujin

Warkii oo dhan

Faafaahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxay Dagaalki Buuhoodle

Thursday - January 26, 2012

Buuhoodle: Wararka laga soo xiganaayo frontada Buuhoodle ayaa tilmaamaya in mid ka mida golaha madaxtooyada Khaatumo State ay dagaalki saaka ka dhacay aaga

Warkii oo dhan

BREAKING NEWS .. Dagaal Gor Dhawo Ka Qarxay Jiida Hore Ee Buuhoodle

Thursday - January 26, 2012

Buuhodle: Waxaa Dagaal Qaraar uu Mar kale ka qarxay jiida hore ee gobolka cayn,dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamadda Somalilnad iyo ciidamadda deeeganadda SSC, Dagaalkan

Warkii oo dhan

Adis Oo Ka furmay Shirki Wasiirada A. Dibada Afrika Loogana Hadlidoono Wixi Dhib Iyo Dheef Soo ....

Thursday - January 26, 2012

Addis Ababa: waxa manta Xarunta Ururka Midawga Afrika ee Addis Ababa ku qabsoomay shirkii labaatanaad ee Wasiiro Arrimo Dibadeedyada Afrika kaasoo lagaga hadlay

Warkii oo dhan

Mr. Mahiiga Oo Ka Codsaday Shariif Sakiin Inu Xilka Gudoominimada Si Nabada Ku Wareejiyo

Wednesday - January 25, 2012

Muqdisho:(RT) Shariif Xassan Shiikh Adan ayaa Sida ay shegayaan warar hoose aan helnay oo ku dhow dhow Saraakiisha ku nool xarunta Villa Somaliya ayaa sheegaya in

Warkii oo dhan

Fu'aad Shangole Oo Huruuf Iyo Gacan Qaad U Geystay Afayeenka Al-Shabaab Cali Dheere

Tuesday - January 24, 2012

Mogdisho: ilo muhim ah oo jooga degaanka ceelasha biyaha Afgooye ayaa saxaafada ku wargaliyey in xarakada al-shabaab ay ku kala boodeen kulan muhim ahaa oo

Warkii oo dhan

General Dhoonbe Allaale Oo KaTirsan Dagaal-yahanka ONLF Oo Lagu Qabtay Keymaha Degaanka Somaalida

Monday - January 23, 2012

Addis Ababa- Dawlada dalka itoobiya ayaa daboolka ka qaaday in ay ciidamdeedu qabteen sarkaal sare oo ka  tirsanaa garabka milatariga ee jabhada ONLF

Warkii oo dhan

Culimaa Udiinka Reer Boorama O Ku Baaqay Iney Dhexdhexaad Ka Noqdaan Dagaalka U Dhaxeya Isaaq Iyo Dh

Monday - January 23, 2012

Posted by: Nimco Hargeysa:-(RT)  Qaar ka tirsan Culimaa udiinka Borama ayaa masaajiida Borama kaga hadlay mawqifka diinta Islaamku ka qabto dulmi la isku gargaaro

Warkii oo dhan

Qurba Jooga Iyo Shan Qaybood Oo Ay U Qaybsamaan By Fouad C/Salaam

Monday - January 23, 2012

Salaamu laahi caleykum, ilaaheybaa mahad oo idil iska leh kaas oo inaga dhigey umad islaam ah wanaagana is farta xumaha iska reebta , Bulsho kasta oo meel ku dhaqane

Warkii oo dhan

Shirka London Ee Ay Dawlada Ingiriiska U Gogoshay Somaalida Oo Qorshayaal Kale Lagu Biiriyey

Sunday - January 22, 2012

London – Sida uu ahaa qorshaha shirka Somalida loogu qabanayo London, ayaa la sheegayaa in  wax lagu soo kordhiyey. Warar ka imanaya dhinaca safaaradda ay Somalidu

Warkii oo dhan

Ikhwaanu Muslimiinti Oo Si Miisaan Culus Ugu Guuleysatay Dorashadi Masar

Saturday - January 21, 2012

Qaahira- Xisbiga ikhwaanu muslimiin ee wadanka Masar ayaa la iclaamiyey inu ku guulayatay doorashadii wadankaasi guud ahaan boqlkiiba 47% ,Xisbigan oo la yiraahdo

Warkii oo dhan

Itoobiya Oo Qoorta U Surtay Eritrea Masuuliyada Dilkii Loo Geystay Dal-Xiisayaashi Reer Yurub

Friday - January 20, 2012

Addis Ababa: Sida uu sheegay Af-hayeenka wasaaradda arrimaha dibeda ee dalka itoobiya Mr.Dina Mufti, waxa ay dawlada Itoobiya ka shaqeyneysaa sidii

Warkii oo dhan

as

Friday - January 20, 2012

 

Warkii oo dhan