Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

WARARKA MAANTA

Waa Cibaaro Taariikheed Oo U Baahan In Dadka Ku Suntan Kibirka Iyo Anaa iri Wax Ku Qaataan

Thursday - September 22, 2011

Waxaa Alle SW uu inooga waramay raggi Qooqay ee uu fircoon ka mid ahaa si aan uga beyrno wadadi xumeyd ay qaadeen fircoon iyo ragii la mid ahaa, isla markaana

Warkii oo dhan

Kacdoon Dadweyne Oo Ka Dilaacay Meelaha Ay Ku Sugan-yihiin Al-Shabaab

Thursday - September 22, 2011

By Wariye Maxamed Axmed Xasan: Sida La ogyahay labadii bilood ee u dambeysay waxaa sii xoogeysanaya kacdoonka shacab ee ka dillaacay goobaha ay ka taliyaan

Warkii oo dhan

Socdaalka Xildhibaan Cali Ismaaciil Iyo Xasan Abshir

Wednesday - September 21, 2011

Gaalkacyo : Wafdigi ka socday baarlamaanka ku meel gaarka Somaaliya ee maal-mahaanba laga sugayey Galkacyo ayaa maanta halkaas soo gaaray iyagoo sida ay sheegeen

Warkii oo dhan

Meel Aar Ka kacay Atoor Far-fariisay .. Puntland Oo Qarka U Saaran Iney Burburto

Tuesday - September 20, 2011

Hadaan dib u milicsano siyaasadda Puntland oo ahayd mid dagan xiliyadii ay ka talinayeen Madaxweynayaashii Maxamed Muuse Xirsi (Cadde) iyo Madaxweyne C/laahi Yusuf

Warkii oo dhan

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Goor Dhaweyd Lagu Khaarijiyey Xaafada Is-raac Gaalkacy

Tuesday - September 20, 2011

War miiskaan galdogob Time Gor dambe soo gaaray ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland lagu dilay bartamaha magaalada Gaalkacyo Gaar ahaan xaafada

Warkii oo dhan

Raiisalwasaare David Cameroon Oo Yiri Waxaan Wadnaa Qorshe Lagu Bad-baadinaayo Haweeyney Afduuban

Tuesday - September 20, 2011

War U sheegay R/wasaaraha dawlada ingiriiska David Cameroon ayaa cadeeyey inay wadaan qorshe lagu soo furanaayo haweenay Ingiriisa oo gudaha Soomaaliya

Warkii oo dhan

Reer Garsoor Oo Dacwadooda Ku Sii Fidsatay illa Jimciyada Quruumaha "UN"

Monday - September 19, 2011

Ottawa- Canada: Leadership Council ee reerka Leelkase oo baryahaanba himiladiisu aheyd in Aayaha  mustaqbalka dadkeeda wakhti walba iyo meel

Warkii oo dhan

Dhaqaala Xumida Dalka Giriiga Oo Saameysay Dadka U Jiifa Cudurka Kansarka ( Cancer)

Monday - September 19, 2011

Sida laga wada war qabo,waxaa dalka Giriiga ee qaarada Yurub la soo deristay xaalada ba´an oo xaga dhaqaalaha ah gebi ahaanba mujtamaca ama shacabka dalka Giriiga,

Warkii oo dhan

Reer Garsoor Sidi Koran Xaniyaha Laga Tumay Meel Uma Maluugna Ee Faroolow Sidi Waraabe So Bod Bod

Sunday - September 18, 2011

Galkacyo: Wararka ka imaanaya gobolka mudug iyo gaar ahaan dhinaca Garoowe ayaa sheegaya in awrki madax taaga loo gashay ee tusmada ka habaabay Cabdiraxmaan

Warkii oo dhan

Kibirka Faroole Oo Mar Kale Raba Inu Talaabo Duulaan Ku Soo Qaado Garsoor-Gaalkacyo

Sunday - September 18, 2011

Xigasho Raxanreeb: Xog Warbixin qarsoodi ah oo laga heley madaxtooyada Puntland ee Magaalada Garowe ayaa lagu ogaaday in maamulka C/raxmaan Faroole uu qabanqaabinayo

Warkii oo dhan

Jabhada ONLF Oo Booto Iyo Goodin Beer-laxaawsi Kula Wareegtay Shacabki Deganaa Gaarisa-Kenya

Friday - September 16, 2011

Nairobi: Sida ay baahisay jariirada Eastandard ee kasoo baxda magaalada Nairobi dowlada Kenya ayaa markii ugu horaysay ka dhawaajisay in dagaalyahano ONLF ah ku

Warkii oo dhan

Dadku Ma Waxay Ahaayeen Ramadaan Caabud Mise Waxay Ahaayeen Alle Caabud

Friday - September 16, 2011

Asallaamu calaykum waraxmatu-llaahi wabarakaatuh.Walaalayaal waxaynu wada xasuusan-nahay bishii ramadan siday misaajidadu u camir-naayeen oo xitaa salaada subax

Warkii oo dhan

Sheeko Murtiyeed .. Wiil Iyo Aabihiis

Thursday - September 15, 2011

Waxaa la yiri: waxaa jiri jiray wiil iyo aabihiis kolkuu wiilkii qaan-gaaray ee u noqday nin xilkas ah, ayuu aabihiis u guuriyey gabar qurux badan oo xoolana siiyey. Guyaal

Warkii oo dhan

Ninkii Labaad Ee Ururka Al-Qaacida Al-ayman Dawaahiro Oo U Baxsaday Xagaa Iyo Somaaliya

Thursday - September 15, 2011

Dalka Pakistaan ayaa sheegay in Hogaamiyaha koowaad ee shabakadda  Al-Qaacida Ayman al-Dawahiri u baxsaday meel ka mid ah Dalka  Soomaaliya ama wadanka

Warkii oo dhan

UN-ka Oo Shir U Qabaneysa Maamul Goboleedyada Somaliya

Wednesday - September 14, 2011

New York: Waxa maanta ka dhacaya magaaladda New York shir balaaran oo xog-waraysi ah oo Golaha Amaanka ee Qaramada Midowbay kaga doodayaan arrimaha Somalia. Waxa

Warkii oo dhan