Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

WARARKA MAANTA

War Saxaafadeed Ay Soo Saareen BeeshaTanade Ee Magaalada Toronto- Canada

Tuesday - September 6, 2011

Bisha markey aheyd September 4, 2011, waxaa lagu qabtay magaalada Toronto, shir ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen dhamaan jaaliyadda beesha Tanade ee ku nool magaalada

Warkii oo dhan

Qadaafi

Tuesday - September 6, 2011

Warar la xaqiijiyey ayaa tilmaay in cutubyo ciidan oo aad u tiro badan ayaa waxa la sheegay iney ka soo gudbeen xuduuda aljeeriya ka hor inteysan u soo gudbin magalada

Warkii oo dhan

Mareykanka Oo Duqeymo Ka Geystay Fariisimo Al-Shabaab Ku Lahaayeen Degaano Ka Mida Jubada Hoose

Tuesday - September 6, 2011

Xigasho Somaliweyn: Sida uu qoray bogga Tv-ga afka dawlada Iran ku hadla ee Press Tv ayaa waxaa lagu sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Maraykanku ay duqeymo ka

Warkii oo dhan

Xasuuqi Dhicisoobay: Tii Alle Iyo Faroole Oo Iskhilaaftay .. By Ahmed Girdho

Monday - September 5, 2011

Horaan baa waxaa caasimada Garowe si xushmad iyo qadarin leh loogu soo dhaweeyey madaxweynaha Galmudug Caaliin. Shirkaas oo korka heshiis nabadeed iyo saansaan walaaltinimo

Warkii oo dhan

Xaaladaha Dagaal Ee Galgala Iyo Garsoor-Gaakacyo Waxba Is Kama Quseeyaan By N/diin A. Cigaal

Monday - September 5, 2011

Anigoo ah mid ka mid ah Dhalinyarada Xaafada Garsoor ee Magaalada Galkacyo  isla mar kaasna Arday ka ah Iskuul kamid ah kuwa Xaafadaas ku yaala ayaan Jeclaaday

Warkii oo dhan

Beesha Fiqishini Oo Baaq Nabadeed Soo Saartay

Monday - September 5, 2011

Beesha Fiqishini oo baaq isku mid ah ka soo saartay dagaalada ka socda Gobolka Mudug. Kulan aad u balaaran oo beesha reer fiqishini ee deegaanada Hawd iyo Nugaal

Warkii oo dhan

Shirka Gaalkacyo

Monday - September 5, 2011

Boorama (Harowo) - Waxa Maanta Galinkii dambe ka bilaabmay magaalada Boorama waan-waan lagu xalinayo khilaafka u dhexeeya gudidida qabanqaabada soo dhaweynta Ugaaska

Warkii oo dhan

Qoraalo Sir Culus Oo Ku Saabsan Prasaab Faroole Oo Laga Helay Xafiiskii Sirta Ee Korneyl Qadaafi

Sunday - September 4, 2011

War lagu faafiyey bog ay wax ku qorto human rights watch oo iyagu u dooda xaquuqda dadka dulman oo kaga hadleyso qoraalo laga

Warkii oo dhan

Musiibada Puntland/Mudug Waxaa Saldhig U Ah PIS-ta

Sunday - September 4, 2011

                          Musiibada

Warkii oo dhan

Madaxweynihi Hore Ee Somaaliya C/laahi Oo Ku Taliyey In Haddi Cid Lala Dagaalayo Lala Diriro Faroole

Saturday - September 3, 2011

War loo qaateena oo aan ka soo xiganay xubno ka mida Odayaasha Jamaamiirta waayo-araga Cumar Maxamuud ayaa la cadeeyey inu dhacay shir talo jilbaha loo

Warkii oo dhan

Nuuradiin A. Cigaal Oo Dhufeyska Galkacyo Ka Soo Diray Dhambaal U Sidi Aarka Guda Guudka Kaga Booday

Saturday - September 3, 2011

Puntland Dhalashadeedi Lagu dhabar jabay Ma Saan bay Dhashay: Dhiig Bax Aan Joogsan: Xaalada Xafada Garsoor.Maamul Goboleedka Puntland oo dhidibada loo taagay

Warkii oo dhan

War-Murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase Ee Minnesota

Saturday - September 3, 2011

Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen isimada, waxgaradka, aqoonyahanka, iyo odayaasha ka soo jeeda beesha Leelkase ee ku nool wadanka Mareykanka, gaar ahaan

Warkii oo dhan

Warkii 6-aad Ee Ku Saabsan Dhiiga Ka Hibiqley-naaya Garsoor/Gaalkacyo

Saturday - September 3, 2011

Sida warkii 5-aad aan idin ku soo tabiyey, waxaa si toogasha ah loogu dilay magaalada Gaalkacyo taliyihi Daraawiishta ee Puntland Korneyl Maxamed Muuse

Warkii oo dhan

Warkii 5-aad Ee Ku Saabsan Dhiiga Ka Hibiqley-naaya Garsoor- Gaalkacyo

Saturday - September 3, 2011

Gaalkacyo: War khadka isgaarsiinta mar dhaweyd nagu soo gaaray laakiinse aan si fiican xog badan looga hayn qaabka iyo sida u ku rawaxay ayaa lagu sheegay in

Warkii oo dhan

Beesha Reer Bicidyaha oo Ka Hadashay Dhiiga Ka Qulqulaaya Garsoor-Gaalkacyo

Friday - September 2, 2011

Ka Timid: Afhayeenka Beesha reer Bicidyahan Ahmed Muse Ali [email protected] Shir ay qaab teleefoon ah ay beesha reer Bicidyahan ku yeelatay kaasoo ay ka qaybgaleen

Warkii oo dhan