Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Xsan Aloore

Saturday - August 20, 2011

Gaalkacyo: War na soo gaaray ayaa noo xaqiijiyey in dhagar-qabayaashi dilay Xasan Aloore Ay soo qabteen rag dhaarsan oo mudooyikaan raadkooda ku daba joogay,

Warkii oo dhan

X. Mubarak Oo Bishaar Kula Taliyey Iney Dhamaatay Xiligi Ha Laygu Heeso "Hooyadiis Baa Nin Dhashay"

Friday - August 19, 2011

Qahira - Madaxweynihii hore ee kacdoonka shacab xukunka lagaga tuuray, isla markaana maxkamadayntu ku socoto Mr. Xusni Mubarak, ayaa Madaxweyna Syria ee mudaharaadka

Warkii oo dhan

Raiisal Wasaaraha Turkiga Oo Soo Gaaray Mogdisho Booqashna ku Tagay Xero Ay Ku Jiraan Barakacayaasha

Friday - August 19, 2011

Mogadisho- Xigasho Somaliweyn: Wafdigii uu Hogaaminaayay Ra’isulwasaaraha Dowlada Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa markii uu yimid isaga iyo wafdiii uu

Warkii oo dhan

Madaxweyne Bishaar Asad Oo Amar Ku Siiyey Ciidankiisa Iney Joojiyaan Hawlgalada Milatari

Thursday - August 18, 2011

Madaxweynaha Dalka Syria Bashar al-Assad ayaa sheegay in dhamaan ciidamada qalabka sida uu ku amaray in ay joojiyaan hawgalada ka socday wadanka syria oo ay iskaga

Warkii oo dhan

Aqoonsi Raadinti Somaliland Oo Dhaafi La' Koonfurta Sudan

Wednesday - August 17, 2011

Weftigii Somaliland ee uu hogaaminayay Madaxweyne Siilaanyo ee ay Xukuumaddu sheegtay inay Heshiis sadex geesood ah iyaga iyo Itoobiya ku soo galayaan Dalka Shiinaha

Warkii oo dhan

Geelaha Jamhuuriyada Jabuuti Oo Soo Gaaray Mogdisha

Tuesday - August 16, 2011

Madaxweynaha dalka Jubuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa goor dhaweyd ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyada oo ay halkaa ka soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta

Warkii oo dhan

Somaali Diinta Kirishtaanka Qaadatay Oo Lagu Soo Bandhigay Xaafad Soomaalidu Degto Stockholm

Monday - August 15, 2011

Xaafada Rinkebey ayaa shalay waxaa ka dhacay arin bulshada Somaaliyeed halkaa degta mucjiso ku noqotay ka dib marki Somaali macatab xiran isku sheegeysa

Warkii oo dhan

Koonfur Afrika Iyo Tanzaniya Oo Ku Biirtay Ka Soo Horjeedka Madaxbanaanida Somaaliland

Sunday - August 14, 2011

Dalalka Koonfur Afrika iyo Tanzania ayaa sheegay in aanay diyaar u ahayn in ay aqoonsadaan madaxbanaanida Somaliland, isla markaana ay u arkaan Somaliland gobol

Warkii oo dhan

Aduun Waa Galinba Cayn .. M/Weynihi Mubaarak Marku Hadlo Laga Daba Qufici Jiray Oo Cataabay

Friday - August 12, 2011

Sida aan ka xiganay shabakada todobaad-laha ah ee la yiraahdo Rosaonline.net ee ka soo baxda cariga Masar ayaa wax ka qortay madaxweynihi hore ee Xusni Mubaarak

Warkii oo dhan

Maxaa Sababay In Raiisal Wasaaraha Turkiga Mr. Tayyib Erdogan Iyo Xaaskiisa Ay Boqdaan Somaaliya

Friday - August 12, 2011

Turkiya-Ankara – Raiisal Wasaaraha dalka Turkiga Tayyip Erdogan ayaa maalintii arbacadii sheegay inuu booqanayo dalka Soomaaliya maalmaha soo socda  isaga iyo

Warkii oo dhan

Axkaamta Soomka Ramadaan Maxaa Banaan Ee La Sameyn-Karaa?

Thursday - August 11, 2011

Alle ayaa mahad iska leh, Naxariis iyo nabad gelyana korkiisa ha ahaato Rasuulkeenii suubanaa Maxamed bin Cabdillaah, intaa ka dib waxa mudan in aynu Alle uga mahad

Warkii oo dhan

Qiisadi Tufaaxa .. Waa Qiso Cajiiba Oo Cibro Iyo Ku Dayasho Mudan By Laba-Baale

Wednesday - August 10, 2011

Maanta waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa qiso ka mid ah qisooyinka ku saabsan ka cabsida ilaahayWaa qisadii tufaaxa runtii waa qiso cajiiba oo ku dayasho iyo

Warkii oo dhan

195-Qofood Oo Todobaadka Hore Ramadaan Muslimay .. Maxaa Sababay Iney Muslimaan?

Tuesday - August 9, 2011

Waxaa wax aad u farxad badan in ay dadka Muslimiinta Farxada la Wadaagaan Dad badan oo kusoo Biiray Bishan Ramadaan Shantii Maalin oo u horeysay waxayna gaarayaan,

Warkii oo dhan

Geesigi Ku Hurgufay Goiisii Nabada Xasan Aloore Oo Ku Galbaday Rasaas Lagu Maansheeyey

Monday - August 8, 2011

Gaalkacyo: Waxaa saacado ka hor na soo gaaay war sugaya in la dilay geesigi nabada caanka ku ahaa magalada Gaalkacyo nabadoon Xasan Xuseen Waloore,

Warkii oo dhan

Lama Huraan Waa Caws Jiilaal .. Farmaajo Oo Ku Laabtay Shaqadiise Hore Dawlada Hoose Ee US- Baffalo

Sunday - August 7, 2011

USA-Baffalo: Raiisul Wasaarihi hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ku laabtay todobaadkan shaqadiisi hore ee xafiiska looga arimiyo gaadiidka

Warkii oo dhan