Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Raiisal Wasaare Cabdiweli Gaas Oo Qarka U Saaran Inu Iscasilo

Sunday - July 17, 2011

Mogadisho: Waxaa la sheegaya in Raiisal wasaaraha Cabdiweli Gaas ay soo wajhday Jahwareer,waxaana ay tabinayaan rag ku dhow dhow Madaxtooyada in Raiisul

Warkii oo dhan

Waa Maxay Dhagxaanta Xamiitida Gasha?

Saturday - July 16, 2011

Dhagaxaanta xamaytidu waa dhagaxaanta gala kiishka xamaytida ama xangareeriga .. Dhagaxaanta xangareeriga ama xamaytidu ma laha astaan dareen uu qofku ku dareemayo

Warkii oo dhan

Gudoomiyaha Barlamaanka Shariif Sakiin Oo Laga Diiday Rag U Doonaayey In Lagu Daro Golaha Wasiirada

Saturday - July 16, 2011

Muqdisho- Guddoomiyaha Baarlammaanka Soomaaliya, ayaa la sheegay in laga diiday in rag uu doonayey in loogu daro golaha wasiirrada xukuumadda cusub ee Sheekh Shariif,

Warkii oo dhan

War Si Hoose Looga Sharqamiyey In Amiir Suldaan Bin C/Casis Ku Geeryoodi Isbitaal Ku Yaal Cariga USA

Thursday - July 14, 2011

War rasmi ahayn hubsiinana u baahan oo ka soo yeeray kooxo iyagu cadeystay ku kacsanaanta boqor-tooyada Sacuudiga ayaa qalabka ay wax ku qoraan diirada ku

Warkii oo dhan

Cabitaan Kaadida Lo'da Laga Samaynayo

Thursday - July 14, 2011

Jariiradaha The Times iyo Daily Telegraph ee Ingiriiska ka soo baxa ayaa sheegay in shirkad Hindiya ku taala ay soo saarayso sharaab cusub oo kaadida lo’da laga

Warkii oo dhan

Boliska Sirta Kanada Oo Raadinaya Nin Somaali Ah Oo Haweenka Somaali Ku Noqday Shabeel Naagood Dhaca

Wednesday - July 13, 2011

Canada-Ottawa: Boliska sirta kanada ee u carbisan hawlaha baaritaanka ayaa maalmahaan ku hawlan Nin Somaali ah oo la sheegay inu dumarka Somaali u ku noqday shabeel-naagood-yadi

Warkii oo dhan

Sir-doonka Mareykanka Oo Xarumo Xabsi Ku Leh Magaalada Mogdisho Iyo Dawlada KMG Oo Xaqiijisay

Wednesday - July 13, 2011

Washington-Xarunta dhexe ee sirdoonka dalka Mareykanka CIA-da ayaa la sheegay inay Soomaaliya ku leedahay xabsiyo qarsoodi ah, sidoo kalena ay ciidammo gaar

Warkii oo dhan

Haweyney Gacanteeda Ku Sameysay Khamri Ay Ugu Yeertay " Wiskiga Islaamka"

Tuesday - July 12, 2011

Haweyney hore ugu tartantay golaha shacabka ee dalka Kuwait balse ku guuldareysatay, isla markaana horay u soo jeedisay fikrado badan oo xag jira

Warkii oo dhan

Khilaaf Xoogan Oo La Sheegay In U Kala Dhexgalay Mukhtar Roobow Mansuur Iyo Axmed Godane

Tuesday - July 12, 2011

Baydhabo: Khilaaf xooggan ayaa la soo sheegayaa in uu soo kala dhex galay horjoogeyaasha sare ee maleeshiyda Al-Shabaab, Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur iyo Axmed Godane. Khilaafka

Warkii oo dhan

Dawlada iiraan Oo Caro Ka Muujisay Filim U Soo Diyaariyey Raage Oomaar Kana Hadlaya Maxamed "SCW"

Monday - July 11, 2011

Telefishanka BBC-da ayaa dhawaan soo bandhigaya filim documentary ah oo ka hadlaya siiradda Nabi Maxamed (SCW) oo soo diyaariyey Suxufiga weyn ee Caalamiga ah una

Warkii oo dhan

Madaxweyne Gaandi Oo Sheegay In Afar Dhibic Shan"4.5" Ay Xaaraan ka Tahay Maamul Goboleedka Azaaniya

Sunday - July 10, 2011

Nairobi: Waxaa dhawaan Magaalada Nairobi lagu soo Gaba gabeeyay Shirwayne Wada Tashi ah oo ay Maamul Gobaleedka Azaaniya u Qabatay Odayaal Dhaqameedyada

Warkii oo dhan

Nin Wax Sixray Oo Maxkamada Hargeysa Xukuntay

Sunday - July 10, 2011

Hargeysa - Maxkamada degmada Hargeysa ayaa maanta xukun 3 sannadood ah,  lacag ganaax ah oo dhan 3 milyan oo shilling-ka Somaliland ah  ku riday Abuubakar

Warkii oo dhan

Wiil U Dhalay Madaxweynaha Konfur Sudan Mr. Salva Kiir Oo Ku Dhex Ashahaatay Masjid Ku Yaal Khartum

Saturday - July 9, 2011

War laga soo xigtay wargeys ka soo baxa carigaas Sudaan ee la yiraahdo " al-intibaah" ayaa bogiisa hore ku daabacay in wiil u dhalay madaxweynaha ku cusub Konfurta

Warkii oo dhan

Dawlada Kenya Oo Taageertay Dhameystirka Hawlihi Maamul Goboleedka Cusub Ee Lagu Magacaabo Azaaniya

Saturday - July 9, 2011

Nairobi -Dawladda Kenya ayaa martigelisay kulan lagu dhameystirayo maamul goboleedka Azaaniya, kaasoo shalay si rasmi ah uga furmay Magaalada Nairobi ee xarunta

Warkii oo dhan

Warbixin Sheegeysa In Dawlada Nijeriya Si Qarsoodi Ah Uga Dajisay 120 Askari Madaarka Mogdisho

Friday - July 8, 2011

Abuja: Madaxweynaha dalka Nigeria Johnathan Goodluck ayaa la sheegay in uu aqbalay in 120 askari uu kaga qayb qaato hawlgalka nabad ilaalinta

Warkii oo dhan