Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Gabadhi U Kufsaday Mr. Shtraws Kan Oo Lagu Sheegay Muslimad Dharsan

Wednesday - May 18, 2011

Newyork: Mr. Bleak Dialo oo ka shaqeysta makhaayad ku taal Newyork lana dhashay gabadhi dhawaan kufsiga u ku sameyey Mr. Shtraws kan ayaa u sheegay wargeys

Warkii oo dhan

Magacyadaan Mid Ka Mida Oo Lagu Wado Inu Badali-doono Hogaamiyihi Al-Qaacida Osama Bin Ladin

Wednesday - May 18, 2011

Ka dib dilkii hogaamiyihii shabakada Al-Qaacida Cusaama Bin Ladin oo lagu diley dalka Pakistaan 2-dii bishan May  ayaa waxaa wali la sugayaa cidii badali laheyd

Warkii oo dhan

Reer Laascanood Iyago Isticmaalaya Khidadihi Reer Ciraaq Oo Maanta Miino Qaraxa Geystay

Tuesday - May 17, 2011

Dadka reer Laascaanood ee iyagu ka soo horjeeda Maamulka Somaliland ayaa waayahaan dambe qaaday talaabooyin aad moodo iney kaga dayanayaan dagaal-yahaniinta

Warkii oo dhan

Taariikhda Xoghayaha Cusub Ee Loo Magacaabay Jaamacada Carabta

Tuesday - May 17, 2011

Nabiil Alcarabi waa dublamaasi ruugcadaa ah oo 76 sano jir ah ,waxa uu waxbarashiida ku soo qaatay dalka Maraykanka ,waxana uu ka shaqeeyay dhawr jagooyin oo dib-lumasanimo

Warkii oo dhan

Axmed Najaad oo Ka Warbixiyey Qaabkii Loo Dilay Hogaamiyihi Al- Qaacida Usama

Monday - May 16, 2011

Tehran-Madaxweynaha Iiraan Maxamuud Axmed Najaad ayaa markii ugu horaysay dhinacooda ka hadlay qaabka ay u arkaan dilka Usama, iyo weliba siyaabaha ay Maraykanku

Warkii oo dhan

Dawlada Israaiil Oo Ku Baaqday In Cagta La Mariyo Al-shabaab

Sunday - May 15, 2011

Dawladda israa'iil ayaa la sheegay inay Marakanka ku dhiirrigelinayso inuu weeraro cirka ku qaado, isla markaana cagta mariyo kooxaha Al-shabaab ee Soomaaliya ka

Warkii oo dhan

La Taliyaha M/weynaha S/Land Fu'aad Adan Cade Oo Ku Tilmaamay L/Caanod Mid Faraha Ka Sii Baxaeysa

Saturday - May 14, 2011

Xigasho Wargeyska Geeska Afrika: Hargeysa - La taliyaha Madaxweynaha ee gobalada bari Md. Fu’aad Aadan Cadde, ayaa qiray in xukuumada xilligani ku fashilantay

Warkii oo dhan

AL-Xaaji Beello Maasaba Oo Xag Alle Uga Qadaray Guurka 107 Haweena

Friday - May 13, 2011

Al Xaaji Bello Maasaba oo nin Muslim ah oo u dhashay wadanka Nayjeeriya ayaa ku sheegay in ay tahay "arin xaga ALLE uga qadaran" guurka 107 haween oo uu guursadeey

Warkii oo dhan

Qurba-Jooga Oo Masuuliyadi Dalka Ka Dhigay Waqtiga Isku Dhaafsi "Pastime"

Thursday - May 12, 2011

Waxaa la ogaadey in raga qaarkood oo wax soo bartay intooda badana ku noolyihiin dibadaha ay ku andacoodaan, waxaan wadnaa fikrad ka wanaagsan tii

Warkii oo dhan

Madaxweynayaasha Mahiiga-Land

Thursday - May 12, 2011

Waxay carartay markii ay qoowsaaradeedii kala kulantay fayla gooyn, in lagu raaco dhul bahgooyo ah oo aan baad iyo biyaba toona lahayn taasoo ay u dheereyd qaar

Warkii oo dhan

Ciidamada Cirka Ee NATO Oo Ka Hawlgalaya Gudaha Somaaliya

Thursday - May 12, 2011

Gaashaanbuurta NATO ayaa la sheegay in ay qorsheeynayaan in Weeraro cirka ah ay ku qaadan Gudaha dalka Somaaliya  sida laga soo xigtay Madax sare oo ka

Warkii oo dhan

QQadaafi Oo La tuhunsanyahay INu Geeriyooday

Wednesday - May 11, 2011

wargeyska Gardiyan ee ka soo baxa cariga ingiriiska ayaa isweydiinaaya

Warkii oo dhan

Itoobiya Oo Koronto U Dhoofin-doonta Jabuuti

Wednesday - May 11, 2011

Adis-Ababa: Dalka Itoobiya ayaa bishaan May bilaabaya inu koronto u dhoofiyo dalka jamhuuriyada ee Jabuuti,oo khadka korontada itoobiya ku xirmaaya jabuuti

Warkii oo dhan

Kooxdi Shiikh Atam Oo Ciidama Badan Ka Dishay Maamulka Puntland

Wednesday - May 11, 2011

Bosaaso: Ugu yaraan toban ka tirsan ciidanka la dagaallanka argagixisada ee Puntland ayaa xalay lagu dilay weerar ku dhufo-oo-ka-dhaqaaq ah, oo ay maleeshiyo

Warkii oo dhan

Sir-doonka Pakistaan Oo Beeniyey Inusan Mareykanka Dilin Osama Bin Ladin

Tuesday - May 10, 2011

Warar sir ah oo laga helay hay'ada sir-doonka Bakistan ISI " Inter-services iInteligence" ayaa daaha ka rogay in ciidamada Mareykanka ahaa ee galay guriga u

Warkii oo dhan