Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

WARARKA MAANTA

Galkacyo: Shir Maslaxo Lagu Raadinaayo Oo U Socda Labadi Beelood Ee Horay Isugu Dhacay

Sunday - May 1, 2011

Gaakacyo: olole nabadeed oo ay hor boodayaan Odayaashi iyo Waxgaradkii magaalada gaalkacyo  oo mudo laga si shaqeynaayey ayaa weli sidi isugu xuslduubaya iney

Warkii oo dhan

Dilalka Laascaanood Ka Dhacaya Oo Somaaliland Ku Furtay Jaho Cusub Oo Daganaasho La'aan Ah

Saturday - April 30, 2011

Laascaanood: Rabshadaha ka jira magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa cirka isku si shareeray, iyado oo ay magaalada ka dhacayaan shirqoolo abaabulan

Warkii oo dhan

Vladimir Butin Oo Ka Gadooday Aabiga Gacan Dhaafka NATO Ay Kula Kaceyso Liibiya Dignina U Gudbiyey

Friday - April 29, 2011

Moscow- Raysal wasaaraha Ruushka Vladimir Putin ayaa si kulul u dhaleeceeyay weerarkii ay NATO ku qaaday xarumihii madaxtooyada Qadafi ee magaalada Tripole Talaadadii

Warkii oo dhan

Madaxi Hore Ee CIA General Michael Hayden Oo Yiri Dhicitaanka Qadaafi Waa U Darantahay La .....

Friday - April 29, 2011

Madaxii hore ee wakaalada Basaasiinta CIA sanadadi 2006-2009 ee dalka Maraykanka General Michael Hayden ayaa mar shalay wax laga weydiiyey Liibiya uu

Warkii oo dhan

Xaalada Mslaxada

Thursday - April 28, 2011

Sida guud ahaan la hadal hayo gudo iyo dibad illo lagu kalsoon-yahay ayaa xaqiijinaaya in ay jiraan shakhsiyaad tashiga tolkooda aan rabin iney

Warkii oo dhan

Dhinacyadi Wax Kala Gaareen Oo Isu Xuurteynaya Qabanqaabo Gogol Maslaxo Raadis Ah

Thursday - April 28, 2011

Gaalkacyo: illa xalay iyo maanta Wararka noga imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa ah mid la orankaro waa daawo iyo samata-bixin lagu reysto, oo sheegaya

Warkii oo dhan

TV-gii Aljazeera Oo God Habaaran Ku Sii Siqaya Markay Iska Casileen Weriyaashi Hal-doorka Oo Dhan

Wednesday - April 27, 2011

Madaxii xafiiska TV Aljazeera ee magaalada Beyruut Qasaan Bin Jedo ayaa gudbiyay is casilaadiisii, wararku waxa ay intaa ku darayaan in Qasaan uu si weyn uga xumaaday

Warkii oo dhan

Beelo Gaalkacyo Wada Daga Oo Isku Dhacay

Wednesday - April 27, 2011

Gaalkacyo: Sida aan dhinacyo badan ka xiganay dagaal u dhexeeya beelaha walaala ah oo intoodi badani wada deganyihiin magaalada Gaalkacyo xaafada Garsoor ayaa

Warkii oo dhan

Israaiil Oo Ka Walaacsan Quraanjada Ku Kacday Biishaar Al-Asad Ee Dooneysa Iney Xukunka Ka Tuuraan

Tuesday - April 26, 2011

Sida u qoray wargeyska maalin-laha ka soo baxa dalka yahuuda ee la yiraahdo Yadacut Axranut ayaa war ay bogeeda wargeyska ku qortay in guud ahaan shicibka israaiil

Warkii oo dhan

Reer Galbeedka Oo Daraaseynaya Sidi Cunaqabateyn Loogu Soo Rogi Lahaa Dalka Siriya

Tuesday - April 26, 2011

Diblomaasiyiin reer galbeed ah ayaa sheegay in dowladaha Franasiiska, Jarmalka , Ingiriiska iyo Portaqiiska in ay u istaagayaan sidii golaha ammaanka ee Q.M ayaa

Warkii oo dhan

Go'aamadi Shiirka Wadatashiga Qurbajoogtada Dhulbahante Ee Ka Dhacay London

Sunday - April 24, 2011

London,(Lasanod Online)- Shirka Wadatashi Qurbajoogta Dhulbahante ee London 21-24/04/2011, waxaa udub dhexaad u ahaa arrimaha midnimada nabadaynta, Mabaadii’da

Warkii oo dhan

Nabadoojn Saciid Kaashawito Oo Goor dhaweyd La Dilay

Sunday - April 24, 2011

Boosaaso: Kooxo hubaysan ayaa goor dhaweyd ku toogtey gudaha magaalada Boosaaso Alaha ha u naxariistee Nabadoon Siciid Cumar Saciid "Kaashawito" oo ka

Warkii oo dhan

Cali Maxamed Cali Agaasimihi Hore Waxbarashada Somaliland Oo Lagu Xiray Magaalada Washinton

Sunday - April 24, 2011

Washinton: Xigasho Togdheer News: Agaasimihii hore ee wasaarada Waxbarashada Somaliland Cali Maxamed Cali aya lagu qabtay Madaarka Dulles International Airport oo

Warkii oo dhan

Ururkii Ehlu Suna Oo Dib U Qabsaday Magaalada Dhuusamareeb

Sunday - April 24, 2011

Dhuusomareeb- Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka helayno magaalo madaxda obolka Galgaduud ee Dhuusamareeb ayaa sheegay in gacan ku haynta magaaladu dib ugu soo noqotay

Warkii oo dhan

Ururkii Ehlu Suna Oo Mar Dambe Dib U Qabsaday Dhuusamareeb

Saturday - April 23, 2011

Dhuusomareeb- Wararkii ugu Danbeeyay ee laga xigtay magaalo madaxda gobolka Galgaduud ee Dhuusamareeb ayaa sheegay in gacan ku haynta magaaladu dib ugu

Warkii oo dhan