Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

WARARKA MAANTA

Itoobiya Oo Ku Baaqday Iney Ka Qayb Qaadaneyso Sidi Maleeshiyada Shabaab Looga Saari Lahaa Somaaliya

Friday - March 18, 2011

Xigasho Somaliweyn: Dowlada Ithiopia oo Daboolka ka qaaday sida ay xukuumadood ugu heeelan tahay taageerada militari ee siinayaan Dowlada Somaliyeed ee iminka kujirto

Warkii oo dhan

Sirdoonka FBI-da Mareykanka Oo Ka Didsan Xiriirka Soo Xoogeystay Ee Al-Qaacida Iyo Al-Shabaab

Thursday - March 17, 2011

Newyork: Agaasimaha hay’adda FBI-da Maraykanka Robert Mueller ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin Al-Qacida geeska  Africa iyo tan jazirada Carabta ee xarunteedu

Warkii oo dhan

Kaniisad Shaqaaleysay Imaam Muslim Ah Oo Ku Xeel Dheer Aqoonta Shareecada Islaamka

Tuesday - March 15, 2011

Stockholm: Kaniisada lagu magacaabo Sofia ee ku taal magaalada Stockholm ayaa shaqaaleysay imam Muslim ah oo shaqadiisa noqoneysa in uu ka shaqeeyo xiriirka u dhexeeya

Warkii oo dhan

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay Oo Sugay In Somaaliya Ay Tahay Wadan Qura

Tuesday - March 15, 2011

Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa caawa fiidkii Kulan balaaran oo ay ka yeesheen xaaladda waddanka Soomaaliya waxay ka soo saareen go’aano aad u farabadan

Warkii oo dhan

Qarax Kale Oo Ka Dhacay Nuclearka Dalka Jaban

Tuesday - March 15, 2011

Waxaa qarax kale uu ka kacay dab-dhaliyaha sadexaad ee xarunta nuclear uu dhulgariirku dhaawacay ee Fukushima ee dalka Japan, iyadoo qiiq badan uu cirka isku shareeray.Xoghayaha

Warkii oo dhan

La Soco Af Somaaliga Cusub Si Aan Hadhow Lagu Oran Waa Doqon - Dhoore - Waji Kaaki - Khashiin

Monday - March 14, 2011

Sida la ogyahay sanad-kasta waxaa dhallinyarada Somaaliyeed isku afgartaan ereyo cusub oo la dhihikaro waxay af duubeen ereyadi caadiga ahaa ee sida tooska wax loogu

Warkii oo dhan

Ciidamadi Taageersana Korneyl Qadaafi Oo Dib U Qabsaday Magaalada Barayga

Monday - March 14, 2011

Ciidamada taabacsan Colonel Mucamar Al-Qadafi ayaa weerar culus ku qaaday magaalada Barayga iyagoo khasaaro badan u geystay maleeshiyaadka mucaaradka oo iyagu horey

Warkii oo dhan

Mareykanka Oo Ku Yiri Cali Cabdala Hanka Isbadal-doonka Ha Beenoobo Hadaf-kaagana Ha Ka Leexan

Sunday - March 13, 2011

Dowladda mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay garab siin doonto dowladda Yemen uu madaxweynaha  ka yahay Cali Cabdalla saalax .. Safiirka safaaradda mareykanka

Warkii oo dhan

Labada Madaxweyne Siilaanyo Iyo C/raxmaan Faroole Oo Berri Ku Kulmi-doona Magalada Adis Ababa

Saturday - March 12, 2011

Adis ababa: Warar la xaqiijinaayo ee ka soo baxay magalada Adis Abab ayaa tilmaamaya in madaxda itoobiya ay ka dalbatay madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Somaliland

Warkii oo dhan

Dhulgariir Weyn

Friday - March 11, 2011

War Deg Deg Ah: Dhulgariirkii Abid Ugu Weyna Ee Sunaamiga ahaa Oo Ku Dhuftay Dalka JapanTokyo(SNN)Dhul-gariir ba'an oo lagu tilmaamay kii ugu weynaa taariikhda ayaa

Warkii oo dhan

Degaanka God-Dhurwaa Ee Aaga Dhusamareeb Oo Dagaal Kharaar Ku Dhex Maray Al-Shabaab Iyo Ahlusuna

Friday - March 11, 2011

Warar kala duwan oo naga soo gaaraya dhuuso-Mareeb ayaa sheegaya Galabta casarkii ay halkaasi ka dheceen dagaalo xoogan uu dhexeeya Urarada Al-shabaab iyo Ehelusunna.Deegaanka

Warkii oo dhan

Golaha Amaanka UN-ka Oo Maanta Qaraar Ka Soo Saaraya Jeelashi Lagu Xiri Lahaa Burcadbadeedka Somalia

Thursday - March 10, 2011

New York - Waddamada Ruushka iyo Shiinaha, ayaa la sheegay inay diyaariyeen qaraar Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku taageerayo jeelasha burcad-badeedda looga

Warkii oo dhan

Wasiir Difaaci Hore Ee USA Mr.Ramsifeild Oo Soo Bandhigay Cajalad Muuqaala Oo Uu Ka Helay Sadam

Thursday - March 10, 2011

Stockholm: Xoghayihii hore ee gaashaandhiga dalka mareykanka Donald Ramsfeild ayaa soo bandhigay cajalad muuqaal ah oo uu ku sheegay in madaxweynihii hore ee dalka

Warkii oo dhan

Dayaxa Oo Dhulka U Soo Dhawaan-doona Bishaan Marso 19-keeda Iyo Digniin Masiibooyinka Dhicikara

Wednesday - March 9, 2011

Maalinta Sabtida ee 19Maarso 2011da, Dayaxa ayaa ku soo dhowaanaya dhulka, ififaallahan oo aqoonyahanada Xiddigisku ay ugu yeeraan ( Super Moon ) ayaa ah markii

Warkii oo dhan

6 Dhalinyaro ka Tirsan Al-Shabaab Oo Ku Qaraxday Miino Ay Ku Aasayeen Buundada

Wednesday - March 9, 2011

Baladweyne: Lix ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa ku dhintay qarax ka dhashay miino ay ku aasayeen buundada 1aad ee magaalada Beledweyne.Qaraxa ayaa sababay

Warkii oo dhan