Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

WARARKA MAANTA

Magaalada garowe oo Ay Ku Qulqulayaan Ciyaartooyda Gobolada Somaaliya

Monday - December 13, 2010

Garoowe- Kooxaha kubadda cagta ee gobolada Bakool iyo Jubadda dhexe ayaa soo gaaray  magaalada Garoowe ee caasimada Puntland kuwaas oo ka qaybgali doona ciyaaraha

Warkii oo dhan

Dagaal Lagu Khasaari oo Markale ka Qarxay Degaanka Galgala Ee Boosaaso

Sunday - December 12, 2010

Bosaaso: xigasho magaalo nat. Wararka ka imanaya Deeganada ku dhaw Buuraha Gal-Gala ayaa sheegaya in halkaas markale Dagaal ka curtay deegaankaasi Maalintii Shalay

Warkii oo dhan

Wararkii Ugu Danbeeyay Diyaaradiii Saanada Milatari U Siday Puntland

Sunday - December 12, 2010

Hargaysa- Somaliland ayaa la sheegay inay ku talo jirto inay ciqaab adag oo gaari karta xabsi dheer ay ku qaado labada Calooshood u shaqaystayaasha ah ee u dhashay

Warkii oo dhan

Qunsulkii USA U fadhiyey Magaalada Bishaawir Bakistaan Oo Ka Carartay Shaqadeedi Markii Hanjabaad ..

Saturday - December 11, 2010

PAKISTAN - Qunsulka guud ee dalka mareykanka u fadhiyey magaalada bishaawir ee dalka Pakistan Elizabeth Rudd ayaa ka carartay magaaladaa iyo guud ahaan dalka Pakistan

Warkii oo dhan

Imaamkii Masjidka Tawxiid Ee Caasimada Kambala Shiikh Cabdi-Wali Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Friday - December 10, 2010

Kampala-Ciidamo dhar cad ah oo ka tirsan sirdoonka dalka Uganda ayaa habeenkii xalay ahaa abaaro 8:00 fiidnimo xir-xiray dhowr qof oo soomaali ah kuwaasi oo uu ku

Warkii oo dhan

Hogaankii Al- Shabaab Ee Jubooyinka Oo Laba Saf U Kala Jabay

Thursday - December 9, 2010

Kisimaayo: Xiisado colaadeed oo u dhaxeysa maleeshiyada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa iney ka taagan yihiin magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose,

Warkii oo dhan

Laba Wiil Somaali Ah Oo Lagu Xukumay Min Afar Sanadood Xariga Dalka Sweden

Thursday - December 9, 2010

Maxkamada Magaalada Gothenborg Ee Dalka Sweden Ayaa Maanta Afar Sanadood oo Xadhiga Ku Xukuntay Laba Wiil oo Soomaali Ah oo Lagu Eedeeyey Inay Ka Tirsan Yihiin Al-ShabaabSweden-

Warkii oo dhan

Wasiirka Arimaha Dibada Ee Somaaliya Maxamed Oomaar Oo La isku Dayey In Lagu Qabto Madaarka Barbara

Wednesday - December 8, 2010

Berbera - Sida Ay sheegeen Boliska Madaarka Berbara ayaa ku guuldaraystay inay qabtaan Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Oomaar, oo

Warkii oo dhan

Askari Ka Tirsan Ciidamada Dawlada Oo Moqdisho Lagu Qisaasay

Wednesday - December 8, 2010

Mogadisho : Askari ka tirsanaa ciidamada dowlada Soomaaliyaa ayaa maxkamadda ciidanka Qalabka sida ay ku fulisay xukun dil ah isagoo lagu toogtay faqaaraha Dugsiga

Warkii oo dhan

Falalka Amni-daro Oo Caasimada Hargeysa Marba Marka Ka Dambeysa Ku Soo Badanaya

Tuesday - December 7, 2010

Xigasho Hargeysa Star.com .. Wel-wel iyo cabsi weyn ayaa soo food-saartay badi dadweynaha ku dhaqan Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, gaar ahaan dadka hub-la’aanta

Warkii oo dhan

Gabar U Dhalatay Dalka Tunisia Oo Jaceyl Darti U Guursatay Nin Dhalinyaro Ah Oo Qaba Cudurka Aids-ka

Tuesday - December 7, 2010

TUNISIA: Gabar u dhalatay dalka Tunisiya ee Carbeed ayaa go'aansatay inay guursato nin dhalinyaro ah oo qaba cudurka dillaaga ah ee AIDS ka .. Gabadhaa oo 33

Warkii oo dhan

Ma Ogtahay In Sigaarka Lagu Daro Marka La sameynaayo Waxa La Yiraahdo Ammoniak Si Uu Qabatimo

Monday - December 6, 2010

Denmark (Copenhagen): Ka hortago waxa uu ka fiican yahay Is-daweynta, Waa murti ama weedh ku baahday Isticmaalkeedu dhinaca Caafimaadka. Waxa Dunidan aan ku noolahay

Warkii oo dhan

Waa Sanadkii Hijriyada1432 Ee Ku Ciida Barwaaqo iyo Basha Bash

Monday - December 6, 2010

Bahda Shabakada Wararka Galdogob Times Wuxuu akhriystayaashiisa meel kasta oo ay jooggaanba ilaahay uga baryayaa in sanadkan sanadkiisa uu ku gaarsiiyo

Warkii oo dhan

Soomaalidi Keenya Degened Oo Xabsi Lagu Sii Kuusaayo

Monday - December 6, 2010

Nairobi: Boqolaal qof oo Soomaali ah ayaa xalay laga qabqabtay xaafada Islii ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya,Wararka ayaana sheegaya in dadka laga qabqabtay

Warkii oo dhan

Jaadkii Ugu Badnaa Ee Ku Socday Dal Reer Yuruba Oo Lagu Qabtay Caasimada Jarmalka Ee Boon

Sunday - December 5, 2010

Germany: Jaad nooca miiro culeyskiisu ahaa 3.3 tan, laguna qiimeeyay 1.250.000 € (Hal Milyan Laba Boqol Iyo Konton Kun Oo Euro) ayeey meel fagaaro ah ku gubeen

Warkii oo dhan