Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Ciidamo Burundi Dheeraada Ah Oo Gaaraya 850- Askari Oo Ka Soo Dagay Garoonka Magaalada Mogadisho

Thursday - December 2, 2010

Muqdisho: Ciidan dheeraad ah oo tiradooda lagu sheegay 850-askari oo ka socda dalka Burundi ayaa la geeyay magaalada Mudiso, halkaas oo ay horay ugu sugnaayeen ciidamo

Warkii oo dhan

Shabaab Oo Weerarka Soo Galineysa Guutooyin Haween Ku Carrbisan Ham-Ham Iyo Reenka Qaylada Komandoos

Wednesday - December 1, 2010

Kooxda Alshabaab ee dagaalka kula jirta dawladda Sheekh Sharif iyo ciidammada AMISOM, ayaa la sheegay inay tababar dagaal u furtay haween tiradoodu gaadhayso ilaa

Warkii oo dhan

Boqolaal

Wednesday - December 1, 2010

Wednesday, 01 December 2010 Kismaanyo (TogdhNewsG 350 Haween ah Al Shabaab u Furtay Tababar NS)- Kooxda Alshabaab ee dagaalka kula jirta dawladda

Warkii oo dhan

Soo Galootiga Somaalida Oo Dalka Mozambique Ka Gasha Dhinaca Xeebaha

Wednesday - December 1, 2010

Sida uu sheegay afeeyaheenka booliska Mozambique Pedro Cossa oo u waramay raadiyaha Dowladda Mozambique ayaa sheegay in Soomalida iska dareereysa marka

Warkii oo dhan

Sadex Baarlamaan Keebaa Tix Mudan By Xasan Ciise

Wednesday - December 1, 2010

Waxaan in ka qarsooneyn burburkii ka dib in Dhulkii Soomaaliya la isku oran jirey ninba si u tashadey oo uu sameyntey sidii uu ku samayn lahaa maamul iyo nidaam

Warkii oo dhan

Xildhibaanadi Codka Kalsoonida Uu Diiday Xukuumada Farmaajo Oo Garaacaya Durbaan Haragi Ka Qoyey

Tuesday - November 30, 2010

Xildhibaannadii codka kalsoonida ah u diiday xukuumadda cusub ee Soomaalya ayaa sheegay inay mooshin ka gudbin doonaan guddoomiyaha baarlamaanka, iyagoo sheegay

Warkii oo dhan

Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Dilkii Xeer-ilaaliye C/laahi Saalax Shirwac

Tuesday - November 30, 2010

Boosaaso: Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dil shalay galinkii dambe loogu geystay bartamaha magaalada Bosaso C/laahi Saalax Shirwac oo ahaa xeer ilaaliyihi maxkamadda

Warkii oo dhan

Xeer-ilaaliyihi Maxkamada Gobolka Bari/Puntland Oo Toogasho Lagu Dilay

Monday - November 29, 2010

Boosaaso: Xeer-ilaaliyihii Maxkamadda Gobolka Bari ee Maammul-goboleedka Puntland C/laahi Saalax Shirwac ayaa fiidnimadii Isniinta (maanta) abbaara 5:30 pm gudaha

Warkii oo dhan

Raiisal Wasaare Farmaajo Oo UN-ka U Gudbiyey Qorshahiisa Dawlada Inta Uga Hartay Waqtiga

Monday - November 29, 2010

Mogasisho- Ra’iisul Wasaaraha KMG ah ee Somalia, ayaa Jamciyadda Qurumaha ka dhaxeysa u gudbiyay documents lagu qoray qorshaha ay xukuumadiisa dooneyso inay ku shaqeyso

Warkii oo dhan

Sacuudiga oo mareykanka Ku Qal-qaaliyey In Uu Weerar Ku Qaado Iraan

Monday - November 29, 2010

Warbixino sir ah oo lagu faafiyay maanta barta internetka ee loo yaqaan WikiLeaks ayaa lagu fashilay arrimo badan oo khuseeya siyaasadda aduunka, gaar ahaan midda

Warkii oo dhan

Madxweynaha Dalka Uganda Oo Soo Booqday Ciidamadiisa Ka Jooga Mogdisho

Sunday - November 28, 2010

Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa booqasho gaaban maanta ku tagay magaalada Muqdisho halkaasoo ay ka joogaan kumanaan ciidamo ah oo ka socda dalkiisa

Warkii oo dhan

Baarlamaanka TFG Oo Ansixiyey Xukumada Cusub Ee Raiisal Wasaare Farmaajo

Saturday - November 27, 2010

Mudanayasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kalsooni siiyay xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo magacaabay R/wasaare maxamed C/llaahi maxamed Farmaajo. Kulanka

Warkii oo dhan

Xaajiyo Saara Oo Xarunti Waxyiga Xijaas Rabi Kaga Tuugtay In Wiilkeeda Obama Alle Muslim Uga Dhigo

Friday - November 26, 2010

SAUDIA- Xaajiyo Saara Cumar ayaa dhawaan halka loo xaj tago ee xabiib-balaha anbiyada xunduntooda ah, iyadoo xajka gudaneysay ay dacwadeeda qufraan

Warkii oo dhan

Qiiso Dhaba Ah Oo Ku Saabsan Labo Gabdhood Nolosha Casriga Ku Fogaaday Oo Midi Dib Alle Ugu Noqotay

Thursday - November 25, 2010

Waxaa jiray labo gabdhood oo saaxiibo ah, kuna nool dalka Austrelia. Waxeey ahayeen gabdho nolosha iska fududeesta oo aduunyadaba wax qiimo ugu fadhiyo aysan jirin

Warkii oo dhan

Ganacsade Somaali Ah Oo Reer Minnesota US Oo Lagu Dilay Meel Aan ka dheereyn Madaxtooyada

Thursday - November 25, 2010

Warar ay baahisi News Fox9 ee laga leeyahay cariga mareykanka ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lagu dilay ganacsade reer Minnoseto ah oo u dhashay dalka

Warkii oo dhan