Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

WARARKA MAANTA

Qareeno Loo Sameynayo Xayawaanka la Dhaqdo Oo Ka Mid Ah Doofaarka Iyo Kaluunka

Monday - Feb 1, 2010

Dalka Switzerland ayaa laga qaban doona Bisha soo socota Afti dadweyne oo dadka lagu waydiinayo inay ogolaadan ama diidaan sharci cusub oo u fasaxaya xayawaanka

Warkii oo dhan

Odayga Ugu Taajirsan Itoobiya Oo Gabadhiisa Qaxootinimo Isaga Dhiibtay Dalka Ingiriiska

Friday - January 29, 2010

London - Ninka ugu taajirsan dalka Itoobiya, Sheekh Maxamed Al Amoudi, ayey gabadhiisa oo la yiraahdo Sahra Sheekh Maxamed Al Amoudi, iska dhiibtay dalka Ingriiska.

Warkii oo dhan

Waa Casharkii Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - January 28, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Cilmi Baaris; Hooyada Da'da Weyn Ku Dhasha

Wednesday - January 27, 2010

War lagu daabacay wargeyska caanka ah ee British Medical Journal ayaa sheegay in cilmi baadhitaan ay sameeyeen culimo ka tirsan xarunta "Danish Epidemology Science

Warkii oo dhan

Wixi Aadamigu Dhigto Buugey Ugu Taal..US Oo 6000 Somali ka Soo Qaaday Xero Qaxooti Oo Ku Taal Uganda

Tuesday - January 26, 2010

Dowladda Maraykanka ayaa waxaa ay dalka Uganda ka qaaday maalinimadi shalay ila iyo maanta Qaxootigi Soomaaliyeed ugu badnaa ay ka dhoofiso qaaradda Afrika. Sarkaal

Warkii oo dhan

General Maxamed Cali Samantar Oo Hiil Iyo Hoo Ka Helay Ururo Yahuud Ah Iyo Boqortooyada Sacuudiga

Monday - January 25, 2010

Gen. Maxamed Cali Samatar Wasiirkii difaaca ee dowladii kacaanka ayaa lagu dacweynayaa in uu mas'uul ka ahaa dil, kufsi iyo jir dil loo geystay dad Soomalilanda

Warkii oo dhan

Al-Shabaab Oo Suuqyo Ugu Magac Daray Saalax Nabhaan Iyo Axmed Gurey

Sunday - January 24, 2010

Xarakada Shabaab ee gacanta ku haaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa shaaca ka qaaday in degmadaas ka hirgeliyaan Suuq ay ugu magac dareen Saalax Cali Saalax Nabhaan

Warkii oo dhan

Ismaciil Buubaa Oo Xoriyadiisi Dib U Helay

Friday - January 22, 2010

Nairobi-Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ay ciidamada ammaanka ee Kenya habeen hore xabsiga u taxaabeen, ayaa shalay gelinkii dambe dib

Warkii oo dhan

Waa Casharkii Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - January 21, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Xisbi Islaamki Roor Iyo Dhig Mooye Raadki Nabada Diiday Oo Maanta Khasaaro Darteed Lawgi Laabay

Wednesday - January 20, 2010

Waayahaan dambe hawlwadeenada Uruurka xisbi islaam ayaa si xawli ah Xeryaha qaxootiga afgooye iyo meelo kalaba ku afduubta dhalinyaro da'yar oo aan

Warkii oo dhan

Nin Mareykan Ah Oo Beertay Geed Qaad Ah Isago Aan Garaneyn ... Khaati Ka Istaagay Soomaali

Tuesday - January 19, 2010

Allow Qaadka Qiil Nooga Samee ... Waxaa Umada Soomaali Xoogeedi Ku Saqiiray Mafrashyada Qolalka La Ciiraya CO2 " Qiiqa Nikootinka" ... Sheekooyinka Halaasiga Ah

Warkii oo dhan

Burcad-Badeed Soomaali Oo Ku Damaashaadeysa 7 Milyan Doolar Oo Ay U Heshay Madaxfurasho

Monday - January 18, 2010

Iyagoo Qoslaaya ayaa Kooxaha burcad-badeeda Somalida maalinkii Axada (17/01/10) helay lacag madax-furasho oo lagu qiyaasay inta u dhexeysa 5.5 ilaa 7 milyan oo dollarka

Warkii oo dhan

Nin 17 Xaas Iyo 39 Caruura U ka Dhalay Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Sunday - January 17, 2010

Dalka Isreal ayaa lagu qabtay Nin Yuhuudi ah oo Xero ku haystay ku dhawaad 17 Xaas iyo 39 Caruur ah oo uu ka dhalay Ninkan Yuhuudiga ahoo 59-jir ah laguna Magacaabo

Warkii oo dhan

Iraan Oo Ugu Baaqday Sacudiga Iney Joojiyaan Tumaatida Iyo Dilka Bulshada Sokeeye Ee Shiicada Yamen

Friday - January 15, 2010

Xukuumada Dalka Sucuudiga ayaa beenisay eedaymo uu usoo jeediyey Madaxweynaha Dalka Iran Ahmedinajad oo sheegay in Sucuudigu ka barbar dagaalamayo Ciidamada Yemen

Warkii oo dhan

Casharki Taxnaa Ee Caalim Al- Digtoor Sh. Shuceyb Daaweya Ruuxi Raba Waano Iyo Wacdina Kaa Haqabtira

Thursday - January 14, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan