Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

WARARKA MAANTA

Shiikh Caan Oo La Afduubay Nolol Iyo Geerina Baadi Goob Loogu Jiro

Friday - January 1, 2010

Sh. Max’ed Weheliye Bool (ilkadahab) oo ah 83 jir mudo mudo 5 bilood ka hor laga afduubay magaalada muqdisho ayaa markii ugu horeesay qoyskiisa walaac ka muujiyeen

Warkii oo dhan

Casharkii Taxnaa Ee Caalim Al- Digtoor Sh.Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Ka Haqabtiraya

Thursday - December 31, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Naceybka Iyo Karaahiyada Loo Qabo Islaamka Oo Ku Si Badaneysa QaaraddaYurub

Wednesday - December 30, 2009

Iyada oo ay maalinba maalinta ka dambaysa isa soo tarayaan cadaadiska iyo hatigaada lagu hayo shucuubta islaamka ah ee dunida guudkeeda ku nool gaar ahaan goobaha

Warkii oo dhan

Al- Shabaab Oo Siyaasad Cusub ka Bilaabay Wadamada Geeska Afrika

Tuesday - December 29, 2009

Washington- Hay’adaha sirdoonka wadamada Mareykanka iyo Ingiriska ayaa war ay soo saareen waxaa lagu sheegay in ururka Al-Qacida uu haatan bilaabay siyaasad cusub

Warkii oo dhan

Madaxweye Duq Cumar Geele Oo Taageero Buuxda Siinaya Isimada SSC Ee Ka Soo Horjeeda Ujeedka Som/Land

Monday - December 28, 2009

kulan siyaasadeed ayaa dhexmaray xubno ka tirsan Hogaanka Sool Sanaag iyo Cayn oo ay weheliyaan Isimada SSC ee jooga Jabuuti iyo Madaxynaha Jabuuti Ismaciil

Warkii oo dhan

Kaadida Iyo Caanaha Geela Oo La Sheegay Iney Daaweyaan Cudurada Kansarka

Sunday - December 27, 2009

Gabar caalim Ah Isla markaana ka tirsan khubarada wax baarta ee dalka Sacuudiga ayaa sheegtay in baaritaano ku ogaadeen in kaadida Geela ay daaweyso xanuunka kansarka

Warkii oo dhan

Jaceylka Dhabta Ah Iyo Kan Dhalanteedka Maxaa Lagu Kala Gartaa ... By C/qani Maxamed Nuur

Friday - December 25, 2009

Faalo Aqooneed:Jacaylka Dhabta Ah Iyo Ka Dhalanteedka Ah  Maxaa Ka Lagu Kala Gartaa?!!!Haddii lagu waydiiyo faraqa u dhexeeya jacaylka dhabta ah iyo ka been

Warkii oo dhan

Casharkii Taxnaa Ee Caalim Al-Digtoor Sh. Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Ka haqabtiraya

Thursday - December 24, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Tafaraaruq Waa La Arki Jiray, Tanse Waa Yaabe ...Shabaab Oo Falaad Cusub La Soo Baxday

Thursday - December 24, 2009

Kisimayo: Dhalinyaradda Magaaladda Kismaayo Iyo Al-shabab oo Isla Taag daran..Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa magaalada Kismaayo la dhax wareegaya maqasyo waaweyn

Warkii oo dhan

Calankii Arlada Punt Iyo Arladi iLaahay" the land of punt and land of God" Oo la Aqoonsaday

Wednesday - December 23, 2009

Muqdisho- Hadaad umad wax u qabo is-tiraahdid koleyba waayi-misid Dad kaa daba qaata ... Nin meeli u cadahay meeli ka madow, Dad badan ayaa kala dareen ka

Warkii oo dhan

Mucjiso Ka Dhacday Magaalada Liverpool Ee Cariga Ingiriiska By Khadar Cabdi

Tuesday - December 22, 2009

Magaalada Liverpool ee cariga Ingiriiska ayaa ayaamihii ina soo dhaafay boqolaal qof oo ku nool magaaladaas isugu yimaadeen guriga nin 23 jir ah oo la yiraado Ali

Warkii oo dhan

Nin Isku Xukumay In Xaaskiisa Todobaadkiiba Mar Ay Feerto

Monday - December 21, 2009

Nin ku Nool Magaalada Chongqin ee Dalka Shiinaha ayaa la yimid Heshiis layaab leh oo uu la galay Xaaskiisa,Ninkan oo lagu magacaabo Zhang oo 32-jir ah ayaa u tagay

Warkii oo dhan

Wiil Soomaali Degan Norwey Oo Bud Nafta Looga Qaaday

Sunday - December 20, 2009

Norway: 28-jir Somali ah ayaa u dhintay dhaawac bud oo uu u geystay nin Pakistani ah kadib markii ey isku qabteen goob garaash ah oo lagu farsameeyo baabuurta, waxaana

Warkii oo dhan

Qarax Xoogan Oo Lala Beegsaday Gaarigi Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Iyo Dhaawac Ka Soo Gaaray

Sunday - December 20, 2009

Waxaa caawa qarax lala beegsadey gaariga Gudoomiayaha Baarlamaanka Puntland Mudane C/rashiid Maxamed Xirsi ... Qaraxa ayaa dhacay caawa fiidkii waxaana uu ka

Warkii oo dhan

Wasaarada Arimaha Dibada Kenya Oo Hawlgal Baaritaan Ka Fulisay Guriga Prof. Geedi Ee Nairobi

Friday - December 18, 2009

Hawlwadeeno ka tirsan wasaarada arimaha dibada Kenya ayaa la xaqiijiyay in ay baaritaan iyo booqasho kedis ah oo isla socda ku sameeyeen Hoyga uu Nairobi ka degan

Warkii oo dhan