Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

WARARKA MAANTA

Dhambaal Murugo Leh Oo Ay Soo Direen Somalida Ku Nool Dalka Griga Kadib Marki Lagala Baxsaday Lacag

Monday - November 30, 2009

Halkaan ka Akhriso Dhambaal Ay Soo Direen Soomaalida Ku Noola Dalka Giriiga Oo Ciil iyo Caro La Murugeysan Kadib Markii Lagala Baxsaday Lacagihii

Warkii oo dhan

Xaaji Nijeeriyaan Ah Oo Lagu Qabtay Maka Isagoo Sarifanaya Doolar Faalso Ah

Sunday - November 29, 2009

Ciidamada boliska sacuudiga ayaa sheegay In ay qabteen Nin u dhashay dalka nijeeriya oo sanadkaan ka qayb-qaadanahayey Munaasabadi xajka ... Xaajigan

Warkii oo dhan

Jaceyl Dartii Nin Qabrigi Xaaskiisa Soo Fagtay Suu Ula Qaato Waqtiga Ciida Masiixiga

Friday - November 27, 2009

55 jir ka soo jeeda magaalo ku taal Gobolka Bartamaha Quang Nam ee Dalka Vietman ayaa qoday Xabaasha Xaaskiisa oo 2003 dhimatay isagoo soo fagay lafihi iyo Ciida

Warkii oo dhan

Casharki Taxnaa.. Caalim Al- Digtoor Sh. Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Kaa Haqabtiraya

Thursday - November 26, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Fadliga Ciida Carafa ... Idinkoo Nabad Ah Iyo Anagoo Nabad Ah Wey Noo Ahaataye Si Wacan U Ciida

Wednesday - November 25, 2009

Marka hore waxay bahada war-baahinta Galdogob Times salaan diiran ay u dirayaan dhamaan umada Soomaaliya ee ku dhaqan gudaha dalkeena iyo inta kala joogta hareeraha

Warkii oo dhan

Madaxda Australia Oo Cududaar Ka Bixisay Nin Khalad Lagu Daldalay 86 Sano Ka Hor

Tuesday - November 24, 2009

Brisbane: Maamulka gobolka Victoria  ee dalka Australia ayaa  shaaca ka qaadey inu ceeb ka saliim ahaa isla markaasina aanu wax dembi ah lahayn nin

Warkii oo dhan

Ururka Xamaas Iyo Israil Oo Qarka U Saaran Iney Qalinka Ku Duugaan Heshis Maxaabis Isweydaarsi

Monday - November 23, 2009

GAZA: Ururka Hamas iyo xukuumada Israel ayaa la filayaa in dhawaan meel marin doonaan heshiis la isku dhaafsan doono maxaabiis ay kala hayaan labada dhinac, maxaabiista

Warkii oo dhan

Mulacyadi AL-Shabaab Oo Weeraray Afmadow Iyo Qoo-Qaani, Maankana Ku Haya Jihada Dhoobley

Sunday - November 22, 2009

Sida warku nagu soo gaaray Maleeshiyo Al-shabaab Oo Gobolo kala duwan ka soo gurmaday ayaa dhawr jaho ka soo weeraray irdaha magaalada Afmadow laga soo galo

Warkii oo dhan

Reer Yurub Oo Qorsheeyenaya Iney Xayiraad Ku Soo Rogaan Kororka Taranka Muhaajiriinta Dalkooda

Friday - November 20, 2009

Magaalada la yiraahdo Landskrona oo ku taal woqooyiga dalka Sweden , ayaa dhowaan lagu soo rogay sharci cusub oo lagu xakamaynayo taranka iyo guurka dadka dadka

Warkii oo dhan

Casharkii Taxanaa.. Caalim Al- Digtoor Sh.Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wiixii Alle baray Kaa Haqabtira

Thursday - November 19, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Casharkii Taxanaa ..Caalim Al- Digtoor Sh. Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Ka haqabtira

Thursday - November 19, 2009

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Dagaalkii Laba Shabeel. Laba Yaxaas iyo Deerada

Wednesday - November 18, 2009

Dalxiisayaal ku sugan Goob Xawaanka lagu daawado oo ku taal dalka Hindiya ayaa Goob joog u noqday Halgan dheer oo dhexmaray Labo Shabeel oo eryanayey Deero si ay

Warkii oo dhan

Mid Ka Mid Ah Wareysiyadii Ugu Dambeeyey Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre

Wednesday - November 18, 2009

Wareysigan waxaa Maxamed Siyaad Barre laga qaaday bishii May 30-keedii sannadkii 1987. Waxaa ka qaaday Uthman Mirghani oo ka tirsanaa wargeyska Al-Tadamun ee af-Carabiga

Warkii oo dhan

Cidamada Sacuudiga Oo Qabtay Dad U Dhashay Somaali Oo Hub Iyo Saanad U Sida Mucaaradka Dawlada Yaman

Wednesday - November 18, 2009

Dowlada Sacuudiga ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay Soomaali hub u siday Mucaaradka la dagaalamaya xukuumada Yemen, kuwaasoo ku sugnaa xadka kala qeybiya Sacuudiga

Warkii oo dhan

Nin Xaaskisi Dilay Isagoo Riyoonaya

Tuesday - November 17, 2009

Mr Thomas oo maxkamada la keenay ayaa sheegay inuu xaaskiisa dilay isagoo ku riyoonaya Tuug Guriga soo jabiyey. Qaadiga Maxkamada ayaa sheegay in Kiiskani yahay

Warkii oo dhan