Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

WARARKA MAANTA

Wasiiradda Dawladaha Ku Bahoobay IGAD Oo Beri Ku Shiraya Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya

Wednesday - October 1, 2008

Nairobi : Wasiirada arimaha dibada ee dalalka ku bahoobay IGAD ayaa maalinta beri ah shir ku yeelan doono magaalada Nairobi, ayagoo wada xaajoodyo ka yeelan doona

Warkii oo dhan

Wey Ahaataye Maanta Si Wanaagsan U iida

Monday - September 29, 2008

Hadaanu nahay Bahda Websiytka Galdogob Times Waxan salaameyna oo aan lee-nahay CIID MUBAARIK dhamaan Shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan akhristayaasha Websaaytkaan

Warkii oo dhan

Marykanka Oo Ku Taliyey Inu Markabka Burcadu Haysato La Dalooliyo Iyo Dawlada Ukrine Oo Diiday

Sunday - September 28, 2008

Ukarine: Sida la ogyahay dowlado badan aya isku baheystay sidii ay ku badbaadin lahaayeen markabka ay ku raran yihiin in ka badan 30 Tangi iyo shixnado kale oo hub

Warkii oo dhan

War Joog Lagama karo Wiil Ibleys Turub u Qaadayo, Burcadi Haysatay Markabka Oo Dalbatay 35-Milyan $

Saturday - September 27, 2008

Hobyo : Tuko oo joog lagama karo wiil ibleys turub u qaadayo, burcadii Afdubayaasha haysta markabka laga leeyahay dalka Ukrain ee hubka sida laguna afduubtay

Warkii oo dhan

Burcadii haysatay markabkii ukaraaiin oo codsatay 30 oo madaxfurasho ah

Saturday - September 27, 2008

Burcad badeeda haysata markabka hubka siday oo dalbatay $35-Milyan. Hobyo, Axad, Sep 28, 2008 Xogta Online Afdubayaasha haysta markabka laga leeyahay Ukrain ee

Warkii oo dhan

Dawlada fransiiska Oo Xukun Ku Riday Burcad Badeed Soomaaliyeed

Friday - September 26, 2008

Baris : Dowladda Faransiiska ayaa ku xukun xabsi daa'in ah ku riday burcadbaded Soomaaliyed oo lagu qabtay weerar looga furanayay dooni kuwa raaxada ah oo ay afduubeen

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta "Geerida Ayaa Waano Noogu Filan"

Thursday - September 25, 2008

Marka U horaysa waxaan dadka u dardaarmaynaa cabsida Alle, sida allaah uu Quraanka kariimka ah noogu sheegay {dadyahaw mu’miniinta ahi haddad Eebe ka cabsataan oo

Warkii oo dhan

Diidiin Laba Madax Leh Oo Ku Dhashay Dalka Shiinaha

Wednesday - September 24, 2008

Beijing : Diin-Diin labo madax leh oo culeyskiisu uu yahay 17-gram ayaa ku dhashay gobol la yiraahdo Anhui oo ka tirsan dalkaasi China. Hadaba, Saynisyahanada dalkaasi

Warkii oo dhan

Maamulka Islaamiga Kismaayo Oo Hakad Galiyey Ashtakooyinkii Dhulka

Tuesday - September 23, 2008

Kisimaayo : Wararka naga soo gaaraya magalada kisimaayo ayaa tilmaamaya in maaamulka Islaamiga dhawaan loo magacaabay kisimaayo ay soo saareen wareegto ay ku

Warkii oo dhan

Mr.Butin Oo Godintiisi Soofeystay Waxuu Maraakibtiisi Dagaalka Dhoolatus Ugu Diray Dalka Venezwela

Monday - September 22, 2008

Moskow: Mr Butiin oo ah wiil talaabada xarago la tictiicaya, oo waayahaan dambe aad moodo talaabadu qaadaba tiro macaashaya, una muuqda Aar soo dib-jiray oo

Warkii oo dhan

Waa Markii labaad Ee Todobaadkaan La Weeraro Markab laga Leeyahay Dalka Giriiga

Sunday - September 21, 2008

 Bosaaso : Markab laga leeyahay dalka Gariiga ayaa lagu weeraray badda weyn ee Somaaliya iyadoo markhaatiyaal saarnaa markabka ay cadeeyeen in markabka

Warkii oo dhan

Ibleyskii Fanka Caanka Ku Ahaa George Michael Oo Daroogo Lagu Qabtay

Sunday - September 21, 2008

London: talo Xumo todoba jeer nin falay haddana u taagan waa Joorje Maykal (George Michael) oo maanta lagu qabtay daroogo qatar ka ah aduunka waxaan ka ahayn

Warkii oo dhan

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka South Africa

Saturday - September 20, 2008

South Africa : Wiil dhalinyaro oo Soomaali ah ayaa xalay Fiidkii kooxo baastoolado ku hubaysan weerar ku qaadeen xili uu ku suganaa Dukaan yar oo u ganacsi

Warkii oo dhan

Warar Qubane Ah Oo Koo-Kooban

Friday - September 19, 2008

Galkacyo: waayahaan dambe shirar la isku balansaday ayaa dhex maray beelaha gaalkayo dega qaarkood siiba odayaal garka xayga ka cadaaday ee Cumar

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta: " Quluubta Waxay U Dhaxeysa Qaleyl Iyo Raxmad

Thursday - September 18, 2008

1) Qaluubta , Axwaashooda iyo Noocyadooda: Waa Maxay Qalbigu? Qalbigu waa cad yar oo ku yaala korka dhiniciisa bidix ee laabta , macna ahaana waa Fu’aadka Insaanka

Warkii oo dhan